{"id":65393,"date":"2020-05-26T01:44:11","date_gmt":"2020-05-25T22:44:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65393"},"modified":"2020-05-26T01:55:03","modified_gmt":"2020-05-25T22:55:03","slug":"amp-mader-oo-jubaland-ka-codsatey-in-uu-raagelin-bixiyo-xilka-uu-hayana-banneeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/amp-mader-oo-jubaland-ka-codsatey-in-uu-raagelin-bixiyo-xilka-uu-hayana-banneeyo\/","title":{"rendered":"Amp-Madeira oo Jubaland Ka Codsatey In uu Raagelin Bixiyo Xilka uu Hayana Banneeyo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ayadoo dhawaan shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay qudbad uu ka jeediyay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira uu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland oo shirar dib u heshiisiineed oo ka dhacay ku tilmaamay in ay ku heshiiyeen hogaamiyaha Jubbaland iyo mucaarad beeshiisa kasoo jeeda kuna baaqay in dib u heshiisiinta la gaarsiiyay dhammaan beelaha Jubbaland ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu maanta qabtay Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxa uu si kulul uga hadlay hadalkiii Danjire Madeira ee ku saabsanaa shirarkii dib u heshiineed ee dhexmaray madaxda Jubbaland iyo mucaaradka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in arrin lala yaabo ay tahay in masuul ku hadlaya magaca Midowga Afrika in uu arrimaha gudaha Soomaaliya sidaa uga hadlo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka ayaa yiri &#8220;Dowlad goboleedka Jubbaland dooraaho ayay qabatay, doorashadii tabashaa ka dhalatay, waxaa loo howlgalay waxkasta oo tabasha ah oo doorashadaasi ka dhalatay in si dib u heshiisiin ah, wadahadal ah lagu xalliyo, waqti dheer baa la siiyay, tabashooyinkii dhashay, dhicinicii hogaaminayay ee madaxda ka ahaa hogaamiyeyaashii Midowga musharaxiinta, hogaamiyeyaashii u tartamayay madaxweynenimada ee saluugay qaabka ay wax u dhaceen, waqti dheer ayay dowlad goboleedka Jubbaland wadahadal kula jirtay, waan uga mahadcelinaynaa aaqir in ay u tanaasuleen shacabka reer Jubbaland iyo nidaamka Jubbaland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8221; Waxa uu sheegay in beesha caalamka iyo safiirrada dalalka caalamka u jooga Soomaaliya, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland ay soo dhaweeyeen heshiiskaasi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka ayaa hadalkiisii raaciyay; &#8220;Ambassador Madeira xaggee kaalintaa kasoo galay, maxaa keenay in uu ku farxi waayo, maxaa keenay in uu hambalyeeyn waayo, maxaa keenay in uu si kale u dhigo heshiiskaa qiimaha badan ee umadda reer Jubbaland iyo hogaamiyeyaasheeda ku guuleysteen, wax la yaab leh weeye, waa arrin u baahan baaritaan dheer, waa arrin u baahan in laga jawaabo, waa arrin u baahan dowladda Soomaaliya iyo labada gole ee baarlamanka in ay ka jawaabaan, waa arrin u baahan beesha caalamka in ay ka jawaabto, waa arrin u baahan in uu raaligelin ka bixiyo kana tago booska maanta uu joogo, umana qalmo nin diblumaasi oo heerkaa ah sidii uu u hadlay si uu u qalmo maahan.&#8221;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Isagoo ay cadho ka muuqata ayuu Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ugu baaqay danjire Madeira in uu raaligelin bixiyo booska uu joogana banneeyo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Intaan la xisaabin in uu isxisaabiyo oo maanta raaligelin ka bixiyo, halkaana isaga tago ayaan usoo jeedinaynaa wakiilka midowga Africa u jooga Soomaaliya,&#8221; ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale, Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ahaa garabyadii mucaaradka Jubbaland ee heshiiska la saxiixday madaxweynaha Jubbaland oo war saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsan doonaan danjire Madeira oo uu sheegay in uu ku xadgudbay beel Kamid ah beelaha Soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayadoo dhawaan shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay qudbad uu ka jeediyay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira uu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland oo shirar dib u heshiisiineed oo ka dhacay ku tilmaamay in ay ku heshiiyeen hogaamiyaha Jubbaland iyo mucaarad beeshiisa kasoo jeeda kuna baaqay in dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65393"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65393\/revisions\/65397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}