{"id":65338,"date":"2020-05-23T02:56:43","date_gmt":"2020-05-22T23:56:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65338"},"modified":"2020-05-23T03:53:02","modified_gmt":"2020-05-23T00:53:02","slug":"deeq-caafimaad-imaaraadku-soo-mariyey-israiil-oo-dawladda-falastiin-diiday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/deeq-caafimaad-imaaraadku-soo-mariyey-israiil-oo-dawladda-falastiin-diiday\/","title":{"rendered":"Deeq Caafimaad Imaaraadku Soo Mariyey Isra&#8217;iil oo Dawladda Falastiin Diiday."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Suldada Falastiin ayaa si cad u diiday gar-gaar loogu tala-galay ka hortagga Coronavirus oo ay Imaaraadka usoo mariyeen Isra\u2019el\u00a0 Khamiistii shalay,\u00a0 maamulkaas ayaa\u00a0\u00a0 sheegay in loo baahnaa in deeqdaasi si toos ah loogu soo hagaajiyo madaxda Falastiin, iyadoo aan lasoo marsiin dhinaca Yuhuudda.<\/p>\n<p>\u201cTani waxay muujineysaa in aanu jirin wax iskaashi ah oo ay la leeyihiin Falastiin, sidaas daraadeed ma qaadan karno deeq noocaas ah\u201d sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay wasiirka Caafimaadka Falastiin Mai Alkaila oo shir jaraa\u2019id qabtay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan nahay maamul madax bannaan, xiriirkuna waa in uu noqdaa mid innaga toos noogu yimaada\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Boqortooyada isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa si cad u shaacisay markii ugu horreysay diyaarad ay leeyihiin oo xamuul ah oo duuleysa garoonka Abu Dhabi kuna degeysa Tel Aviv , taas oo sidda gargaar caafimaad oo ku socda Falastiin.<\/p>\n<p>Warbaahinta maxalliga ah ee Isra\u2019el ayaa ku warantay in Imaaraadku ay xiriir lasoo sameeyeen Tel Aviv\u00a0 in Falastiin loo gaarsiiyo deeqdaas, sidaas waxa ay weriyayaashu kasoo xigteen wasiirka arrimaha dibadda Israa\u2019iil iyo hay\u2019adda Barnaamijka cuntada Adduunka ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxeya ee WFP.<br \/>\n<b><br \/>\nXiriirka Imaaraadka iyo Isra\u2019el<\/b><\/p>\n<p>Ma jiro xiriir toos ah oo dhinaca diblumaasiyadda ah oo ay leeyihiin Israa\u2019iil iyo Imaaraadka carabta , laakiin hadda waxaa ka dhexeeya isbaheysi aan toos aheyn oo ka dhan ah Iiiraan<\/p>\n<p>Falastiin iyo taageerayaasheeda waxay aad uga soo horjeedaan xiriirka caadiga u\u2019 ekaanaya ee labada dhinac {Imraadaadka iyo Isra\u2019el) , waxayna door bidayaan cadaadis xooggan oo la saaro xukuumadda Tel Aviv si ay meesha uga saarto dhibaatada ay ku haayso Falastiiniyiinta , dhulka ay ka xoogtana ugusoo celiso, sidoo kalena la dhammeeyo dhibaatooyinka ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee lagu haayo shacabka.<\/p>\n<p>Sanadkii lasoo dhaafay wasiirka arrimaha dibadda ee Isra\u2019el ayaa booqday Abu Dhabi, isagoo dowladda Imaaraadka kala xaajooday waxa loogu yeeray khatarta sii kordheysa ee Iiraan.\u00a0 Waxaana la filayaa in Isra\u2019el ay ka qeyb-gasho barnaamijka World Expo ee Adduunka oo sanadkaan 2020-ka ka dhici lahaa Dubai, kaas oo dib loogu dhigay sababo la xiriira xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Duullimaadkii ka baxay Abuu Dhabi ee gaaray Tel Aviv ayaa waa uu immaanayaa xilli Isra\u2019el ay xoog ku haasato dhulka Falastiin ee ku yaalla daanta galbeed ee Wabiga Urdun.<\/p>\n<p>War ay horay u tebiyeen warbaahinta Isra\u2019el ayaa lagu sheegay bishii April in muwaadiniinta Yuhuudda ee ka xayirmay Maroco sababo la xiriira Coronavirus ay Imaaraadku soo daabuli doonaan.<\/p>\n<p>Faafintaanka xanuunka COVID-19 ayaa laga cabsi qabaa inuu kor u kaco gudaha Falastiin, waxaana horay loo diiwaan-geliyay 400 oo xaalad iyo dhimashada 2 qof, hase-ahaatee waxaa yar awoodda dhinaca\u00a0 caafimaad uu u leeyahay Maamulka Maxamuud Cabbaas Abuu Maasin.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Suldada Falastiin ayaa si cad u diiday gar-gaar loogu tala-galay ka hortagga Coronavirus oo ay Imaaraadka usoo mariyeen Isra\u2019el\u00a0 Khamiistii shalay,\u00a0 maamulkaas ayaa\u00a0\u00a0 sheegay in loo baahnaa in deeqdaasi si toos ah loogu soo hagaajiyo madaxda Falastiin, iyadoo aan lasoo marsiin dhinaca Yuhuudda. \u201cTani waxay muujineysaa in aanu jirin wax iskaashi ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-65338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65338"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65338\/revisions\/65348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}