{"id":65298,"date":"2020-05-21T03:05:44","date_gmt":"2020-05-21T00:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65298"},"modified":"2020-05-21T03:15:29","modified_gmt":"2020-05-21T00:15:29","slug":"ka-hadalka-muranka-badda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-ololle-siyaasadeed-loo-isticmaalayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/ka-hadalka-muranka-badda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-ololle-siyaasadeed-loo-isticmaalayo\/","title":{"rendered":"ka Hadalka Muranka Badda Soomaaliya Iyo Kenya oo Ololle Siyaasadeed Loo Isticmaalayo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa\u00a0 ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda oo markii seddexaad dib loo dhigay xalay, waxa uuna sheegay in afar sano kadib meesheedii taagantahay oo aysan jirin wax is-bedal ah oo kusoo kordhay.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu soo\u00a0 hadal qaaday\u00a0 sababaha dowladda Soomaaliya ay u qancin la\u2019dahay dadka , hadiiba ay diidantahay in maxkamadda dhageysigeeda dib loo dhigo, Kenyana seddex jeer codsi ka yimid la tix-geliyay.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamadda dhageysigeeda waxaa dib loo dhigi karaa keliya markii labada waddan ogolaashiyo laga helo, haddii ay dowladda Soomaaliya diidantahay in kiiska dhageysigiisa dib loo dhigo, maxay bulshada ula wadaagi la\u2019dahay cadeymo muuqda oo aan hadal aheyn\u201d ayuu yiri madaxweynahii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in qareennadii matalayay Soomaaliya ay ahaayeen kuwa caalamiya oo ay ku jirtay Garyaqaan Muno Sharmaan, iyadoo la sheegay in la bedalay , balse wuxuu dowladda ku dhaliilay sababaha loo sheegi la\u2019yahay qareennada hadda ku metalaya kiiskaan.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa dacwadaan geysay maxkamadda ICJ xilligii uu xilka hayay\u00a0 Xasan Shiikh Maxamuud , iyadoo markii seddexaad muddo 11 bilood ah dib loo dhigay xalay.<\/p>\n<p>Lama oga in dowladda Soomaaliya ka jawaabi doonto hadalka madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo in kale, balse waxa uu hadalkaan sheegay xilli arrinta dacwadda badda shacabka Soomaaliyeed iyo aqoonyahannaduba ay wax badan iska weydiinayaan,Iyadoo U Muuqata Dadka Qaarkiisna Ku Tilmaamayaan Waxa Hadalka M\/weynihii Hore Kusoo Beegay Xilligan In uu Ula Jeedo Ololle Siyaasadeed oo uu Dadka Ra&#8217;yigooda Kusoo Jiidanayo Maadaama aan Hore Looga Baran Arrimahan iyo Kuwa La Mid ah In uu Shacabka La Wadaago Xiligii uu M\/weynaha Dalka Ahaa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa\u00a0 ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda oo markii seddexaad dib loo dhigay xalay, waxa uuna sheegay in afar sano kadib meesheedii taagantahay oo aysan jirin wax is-bedal ah oo kusoo kordhay. Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu soo\u00a0 hadal qaaday\u00a0 sababaha dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65302,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65298\/revisions\/65302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}