{"id":6528,"date":"2012-05-25T11:03:12","date_gmt":"2012-05-25T11:03:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6528"},"modified":"2012-05-25T11:06:04","modified_gmt":"2012-05-25T11:06:04","slug":"baaritaan-lagu-xaqiijinayo-amaanka-dagmada-afgooye-oo-halkaasi-ka-soconaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/baaritaan-lagu-xaqiijinayo-amaanka-dagmada-afgooye-oo-halkaasi-ka-soconaya\/","title":{"rendered":"Baaritaan Lagu Xaqiijinayo Amaanka Dagmada Afgooye Oo Halkaasi ka Soconaya."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/BAARITAANO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6529\" title=\"BAARITAANO\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/BAARITAANO.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"404\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/BAARITAANO.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/BAARITAANO-300x202.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><br \/>\n<span style=\"color: #0000ff;\">SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Ciidamada DKMGah ee soomaaliya ee garabka ka helaya<br \/>\nCiidamada AMISOM ee qeybta ka ah howlgalka hada ka socanaya qeyba ka mida<br \/>\nDegmada Afgooye ayaa lagu soo waramaya in ay gudaha ugaleen xaafada sagaalaad9<br \/>\nee degmada Afgooye .<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale waxay hada la wareegen saldhiga<br \/>\ndegmada Afgooye iyagoona ujeedka ciidamada isbiirsanaya ayaa ah in guud ahaan<br \/>\ndegmada afgooye in ay ka sifeeyaan Xarakada alshabaab kuwaasi oo maalmahii ugu<br \/>\ndanbeeyay dagaallo xoogan uu ku dhexmarayay qeyba ka mida inta u dhexeysa<br \/>\ngobolada Sh\/hoose iyo gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa isku fidiyay wadada xiriirisa degmooyinka<br \/>\nAfgooye iyo walaweyn ee gobolka shabellaha hoose halkaasi oo hada la sheegaya<br \/>\nin ay ka wadaan howlgallo lagu adkeynayo amaanka deegaanada ay kala waregen<br \/>\ngacan ku heyntooda xarakada alshabaab.<\/p>\n<p>ciidamada ayaa baaritaano adag waxay ka wadaan deegaanada loo barakacay sida<br \/>\nceelasha biyaha tareedishe lafoolle iyo xaawo cabdi sida ay u xaqiijinayaa goob<br \/>\njogayaal ku sugan goobaha ay ka socanayaan baaritaanada .<\/p>\n<p>Howlgalka baritaanad ayaa la sheegayaa in ay wadaan ciidamad<br \/>\nAMISOM oo kaliya iyadoona ujeedka baritaanada uu yahay sida la sheegay hubinta<br \/>\namaanka deegaanada cusub ee ay la wareegen ciidamada DKMGah ee soomaaliya iyo<br \/>\nkuwa AMISOM<\/p>\n<p>Waxii faahfahin ah ee ka soo ifbaxa howlgalada kala soco Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ciidamada DKMGah ee soomaaliya ee garabka ka helaya Ciidamada AMISOM ee qeybta ka ah howlgalka hada ka socanaya qeyba ka mida Degmada Afgooye ayaa lagu soo waramaya in ay gudaha ugaleen xaafada sagaalaad9 ee degmada Afgooye . Ciidamada ayaa sidoo kale waxay hada la wareegen saldhiga degmada Afgooye iyagoona ujeedka ciidamada isbiirsanaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6528","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6528"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6531,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6528\/revisions\/6531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}