{"id":6523,"date":"2012-05-25T09:39:34","date_gmt":"2012-05-25T09:39:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6523"},"modified":"2012-05-25T09:39:34","modified_gmt":"2012-05-25T09:39:34","slug":"dagaal-geestay-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-maanta-gal-gaduud-ku-dhex-maray-ahlusuna-waljameeca-iyo-xarakada-mujaahidiinta-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/dagaal-geestay-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-maanta-gal-gaduud-ku-dhex-maray-ahlusuna-waljameeca-iyo-xarakada-mujaahidiinta-al-shabab\/","title":{"rendered":"Dagaal Geestay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo Maanta Gal-Gaduud ku dhex-maray Ahlusuna Waljameeca iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6524\" title=\"Galgaduud\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/14.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/14.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/14-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Dagaalkaan Oo ah Mid aad u Xoogan ayaa Maanta kadhacay una<br \/>\nDhaxeeya Ciidamada Culumaa\u2019udiinka Ahlusuna Waljameeca Oo taageera Kaheysta<br \/>\nCiidamada Ethiopia iyo X.Al-Shabaab Maanta Waxa ay Uu Kudhaxmaryay Deegaano<br \/>\nHoos yimaada Gobalka Gal-Gaduud Ee Bartamaha Soomalia .<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa Xoogiisa Kadhacay Deegaanada Jacar iyo Bargaan<br \/>\niyo Deegaano Kale Oo katirsan Ee Gobalka Gal-gaduud Waxaana Bar Barsocotay<br \/>\nmadaafiic labada Dhina ay isku Adeegsanayeen Oo Ku Dhacaysay Meelo kabaxsan Deegaanada<br \/>\nay Dagaalada kasocdaan.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Culamaa.udiinka Ahlusuna Waljameeca Oo<br \/>\nlahadalay\u00a0Warbaahinada ka hawl gala muqdisho ayaa<br \/>\nSheegay in ay Qabsadeen Gaadiid Dgaal oo ay Lahaayeen Ciidamada X.Al-Shabaab<br \/>\nislamrkaana ay Dileen Dagaalyahaano katirsan Ciidamda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Warar Hordhac ah Oo kazoo baxya Deegaanada Uu Dagaalka<br \/>\nKadhacya Ayaa Soo Warinaya In Dagaalka Uu yahay Mid Aad uXoogan islamarkaana<br \/>\nDaryanka MAdaafiicda Laga Maqlaayo Goobokafofg Meelaha ay\u00a0 Dagaalada kadhacayaan.<\/p>\n<p>Majirto Wax War Ah Oo kasoo Baxay X.Al-Shabaab Oo Ku Aadan<br \/>\nDagaalka Maanta Kasocda Gobalka Gal-Gaduud Waxa Uusa Dagaalkaan Kusoo Beegmayaa<br \/>\nXili Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisoon Ay Al-Shaaba ay Kasaareen Deegaano<br \/>\nbadan Oo kuyaala Duleedka Koon Fureed Ee Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Dagaalkaan Oo ah Mid aad u Xoogan ayaa Maanta kadhacay una Dhaxeeya Ciidamada Culumaa\u2019udiinka Ahlusuna Waljameeca Oo taageera Kaheysta Ciidamada Ethiopia iyo X.Al-Shabaab Maanta Waxa ay Uu Kudhaxmaryay Deegaano Hoos yimaada Gobalka Gal-Gaduud Ee Bartamaha Soomalia . Dagaalka ayaa Xoogiisa Kadhacay Deegaanada Jacar iyo Bargaan iyo Deegaano Kale Oo katirsan Ee Gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6523","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6523","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6523"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6526,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6523\/revisions\/6526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}