{"id":65170,"date":"2020-05-16T00:48:11","date_gmt":"2020-05-15T21:48:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65170"},"modified":"2020-05-16T00:57:58","modified_gmt":"2020-05-15T21:57:58","slug":"xayiraadii-saarneyd-duulimaadyada-hawada-oo-soomaaliya-sheegtay-waqtiga-la-qaadayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/xayiraadii-saarneyd-duulimaadyada-hawada-oo-soomaaliya-sheegtay-waqtiga-la-qaadayo\/","title":{"rendered":"Xayiraadii Saarneyd Duulimaadyada Hawada oo Soomaaliya Sheegtay Waqtiga La Qaadayo."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya waxay dagaal adag kula jirtaa xakameynta xanuunka COVID-19 oo marka laga yimaado dadka uu soo ritay iyo kuwa u dhintay , haddana saameyn adag ku yeeshay dhaqaalaha dalka oo horay ugu tiirsanaa, xoolaha , beeraha, beec mushtirka iyo deeqaha gargaarka ah ee soo gala waddanka.<\/p>\n<p>Ilaha dhaqaalaha ugu weyn uu Soomaaliya kasoo galo waxaa kamid ah garoomada diyaaradaha iyo dekadaha oo sanad walba lagasoo xareeyo canshuur aad u badan , inkastoo aysan si rasmi ah lacagtaas usoo wada gelin gacanta dowladda dhexe , oo qaarkood si gaar ah ay u maamulaan lacagaha ka yimaada dowlad goboleedyada qaarkood.<\/p>\n<p>Madaarka Aadan Cadde oo ku yaalla Muqdisho ayaa mid kamid ah Ilaha dhaqaale oo ay dowladda faderaalka ah ku tiirsantahay, ku dhowaad muddo seddex bilood ahna waxaa uu xiranyahay, sababo la xiriira xakameynta xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horay u sheegay sababaha xirnaashiyaha ilo muhiim ah awgii in waddanka uu wajahayo dhaqaale caajis xooggan,\u00a0 taas oo qeyb ka ah saameynta baban uu waddanka ku yeeshay bushiga Coronavirus.<\/p>\n<p>Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Muqdisho Saacid Cabdi oo la hadlay warbaahinta maxalliga ah ee dalka ayaa sheegay in inkastoo aan la hubin ay suura-gal noqon karto in duullimaadyadii Soomaaliya dib loo furo bisha July ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Xernaashiyaha duullimaadka Soomaaliya\u00a0 ayaa si gaar ah u taabtay dad badan oo qurba joog ah iyo ganacsato meelo kala duwan u safri jiray.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya waxay dagaal adag kula jirtaa xakameynta xanuunka COVID-19 oo marka laga yimaado dadka uu soo ritay iyo kuwa u dhintay , haddana saameyn adag ku yeeshay dhaqaalaha dalka oo horay ugu tiirsanaa, xoolaha , beeraha, beec mushtirka iyo deeqaha gargaarka ah ee soo gala waddanka. Ilaha dhaqaalaha ugu weyn uu Soomaaliya kasoo galo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65171,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65170"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65174,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65170\/revisions\/65174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}