{"id":65155,"date":"2020-05-15T22:55:35","date_gmt":"2020-05-15T19:55:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65155"},"modified":"2020-05-16T00:55:21","modified_gmt":"2020-05-15T21:55:21","slug":"15ka-may-oo-m-weyne-farmaao-ka-hadlay-iyo-hambalyo-uu-u-direy-dhalinyarada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/15ka-may-oo-m-weyne-farmaao-ka-hadlay-iyo-hambalyo-uu-u-direy-dhalinyarada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"15ka May oo M\/weyne Farmaao Ka Hadlay iyo Hambalyo uu U Direy Dhalinyarada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda xusnka 77 sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii gobanima-doonka ahaa ee SYL ee sababta u ahaa xoriyadda iyo madaxbanaanida Soomalaiya ayaa dhallinyarada Soomaalyeed ku booriyay in tusaale ka dhigtaan tilmaamayaashii wanaagsanaa ee dhallintaasi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in dhallinyaradii ku midoowday ururka SYL ee sababta u noqday xaqiijinta rabitaankii shacabka Soomaaliyeed ee ahaa in dadka Soomaalyeed laga dulqaado heeryadii Gumeysiga ay ahaayeen dhallinyaro ku sifoobay isku Duubni, waddaniyad iyo weliba in ay ka fogaadeen qabyaalad.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cHalyeeyadii SYL waxa ay baal dahab ah kaga jiraan sooyaalka dadkeenna Soomaaliyeed, jiil walba oo inaga mid ah waxaa waajib ku ah in uu dhaxalsiiyo jiilka xiga xusuustooda, halgankooda, taariikhdooda iyo diiwaanka maamuuskooda.\u201d<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxa uu intaa ku daray in dhallinyarada SYL ay wajaheen caqabado waaweyn ee hortaagnaa ka miradhalinta halgankooda oo ay kamid ahaayeen qorshayaashii gumeysteyaasha ee ku dhisnaa in hab qabiileeysan uu kala qeeybiyay shacabka Soomaalyeed ee walaalaha ah, in bulshada Soomaalyeed lagala dagaalo dhanka waxbarashada iyo dhaqaalaha, islamarkaana la abuuro koox yar oo ku shaqeeysa rabitaanka shisheeyaha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2020\/images\/May\/2020515637251143323796331.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay marxalidihii ay sii martay dowladd uu hogaamiyo, isagoo ka sheekeeyay caqabado ka jiray hannaankii dhaqalaaha dalka, deeymo tiro badan oo lagu lahaa dalka iyo xaalado adag oo uu sheegay in ay ku noolaayeen dhallinyaro badan oo Soomaalyee oo qaarkood ku xirxirnaa dalal shisheeye ayaa sheegay in dowladda uu hogaamiyo ay waxbadan ka qabatay arrimahaasi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorka wanaagsan ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay maanta ka qaadanayaan horumarinta dalka, hoggaaminta Ciidamada Qalabka Sida iyo dadaallada naf hurnimada leh ee ay bixinayaan halyeeyada Bahda Caafimaadka oo dhallinyaro u badan, kuwaas oo naftooda iyo noloshoodaba u huray sidii ay dadkooda uga samata bixin lahaayeen cudurka COVID-19.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xuska sanadkan ayaa kusoo beegmaya xilli dhallinyarada Soomaaliyeed ay haystaan dhibaatooyin ay kamid yihiin shaqo la&#8217;aan iyo weliba in ay dhibaato kala kulmaan dhinacyada hubeeysan ee Soomaaliya kuwaa oo dhallinyarada u adeegsada dano siyaasadeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda xusnka 77 sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii gobanima-doonka ahaa ee SYL ee sababta u ahaa xoriyadda iyo madaxbanaanida Soomalaiya ayaa dhallinyarada Soomaalyeed ku booriyay in tusaale ka dhigtaan tilmaamayaashii wanaagsanaa ee dhallintaasi. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhallinyaradii ku midoowday ururka SYL ee sababta u noqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65155"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65173,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65155\/revisions\/65173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}