{"id":6515,"date":"2012-05-25T06:48:27","date_gmt":"2012-05-25T06:48:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6515"},"modified":"2012-05-25T06:48:27","modified_gmt":"2012-05-25T06:48:27","slug":"madaxweyne-shariif-oo-xalay-gaaray-dalka-south-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/madaxweyne-shariif-oo-xalay-gaaray-dalka-south-africa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Oo Xalay Gaaray Dalka South Africa."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shariifka1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6516\" title=\"shariifka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shariifka1-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay wadanka K\/Afrika, halkaasi oo Madaxweynaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan Dowladda K\/Afrika iyo madax kale oo ka socota wadamada Afrika, waxaana wafdiga Madaxweyne Shariif loo galbiyay goobta ay ka dhaceysay munaasabad casho sharaf ahayd.<\/p>\n<p>Madaxda dalalka Afrika ee Dowladda K\/Afrika casho sharafta u sameysay oo Madaxweynaha Soomaaliya ka mid ahaa ayaa halkaasi kulamo gooni gooni ah ku qaatay, waxayna ka wadahadleen xaaladaha wadamada Afrika iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen xiriirka dalalka Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweyne K\/Xigeenka Dowladda K\/Afrika oo isagu soo dhoweynayay madaxda Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalalka Afrika ay u midoobaan cadowgooda, isla markaana iska kaashadaan dhinacyada siyaasadda, horumarinta, dhaqaalaha iyo ammaanka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha Midowga Afrika Gian Bing oo ka mid ahaa madaxda Afrika ayaa sheegay in kulamada noocaan ahi ay wax ka tarayaan xiriirka u dhaxeeya wadamada Afrika oo sii xoogeysta, wuxuuna sheegay in wadamada Afrika iminka ay wax badan ka midoobeen isla markaana uu soo hagaagayo xiriirkooda.<br \/>\nXafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay wadanka K\/Afrika, halkaasi oo Madaxweynaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan Dowladda K\/Afrika iyo madax kale oo ka socota wadamada Afrika, waxaana wafdiga Madaxweyne Shariif loo galbiyay goobta ay ka dhaceysay munaasabad casho sharaf ahayd. Madaxda dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6515","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6515"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6518,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6515\/revisions\/6518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}