{"id":6510,"date":"2012-05-25T06:32:27","date_gmt":"2012-05-25T06:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6510"},"modified":"2012-05-25T06:39:12","modified_gmt":"2012-05-25T06:39:12","slug":"degenaanshaha-ka-jirta-wadada-isku-xirta-muqdisho-iyo-afgooye-ayaan-aheyn-degenaansho-dhameystiran-iyadoo-dhinacyada-dagaalamaya-ay-ku-sii-qul-qulayaan-jiidaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/degenaanshaha-ka-jirta-wadada-isku-xirta-muqdisho-iyo-afgooye-ayaan-aheyn-degenaansho-dhameystiran-iyadoo-dhinacyada-dagaalamaya-ay-ku-sii-qul-qulayaan-jiidaha-dagaalka\/","title":{"rendered":"Goobihii Dagaalada Ka dhacayn Oo Saaka Laga dareemayo Xaalada Daganaasha ah."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dagaalo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6511\" title=\"AMISOM and SNA troops patrol along road during joint operation against Al-Shabaab in Deyniile\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dagaalo-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\n<span style=\"color: #0000ff;\">SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Xaaladaa Goobihii 2-badii Maalin ugu Dambeysay ey ka socdeen dagaalada ayaa saaka waxaa laga dareemayaa Xaalada Daganaan Ah,iyadoo Ciidamada Dowlada TFG-da Iyo Kuwa Amisom Ay Iminka Ku Sugan yihiin goobahani.<\/p>\n<p>Wararka Naga Soo Gaaraya Wadada Isku Xirta gobalka Banaadir Iyo Gobalka Shabellaha Hoose ay tahay mid hakad galay dhaqdhaqaaqa gawaarida iyo dadka rayidka ah,<br \/>\nDhanka Kale Inta la og yahay ilaa shan ruux ayaa ku dhintay madaafiic ku dhacday Lafoole, iyo madfac ku habsada gaari dad rakaab saarnaayeen, waxaana jira dhaawacyo dad rayid ahaa oo la geeyay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xeritaanka wadadanaa ayaa waxaa loo sababeynayaa Dgaalada Ka Dhacay 2 Maalin ee La Soo Dhaafay Xili Halkaasi Ay Ku Hardamayeen Ciidamda Mujaahidiin Xarakada Al-shabaab iyo Ciidamda Midowga Afrika.<br \/>\nSaraakiisha Dowlada Ayaa Waxay Sheegayaan in Gabi Ahaan uu Soo Afjarmay Dagaalkii ay Kula Jireey Ciidamda Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sikastaba Ha Ahaatee Xeritaanka Wadadaan Ayaa waxa Ay Ku soo Beegmayaan Xili Dagaalada ka socanaya \u00a0Gobalka Shabellaha Hoose uu hakad galay,shacabkana ay bilaabeen in ay goobaha lagu dagaalamay ay ka soo gurtaan Agabkoodi,Degenaanshaha ka jirta wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaan aheyn degenaansho dhameystiran, iyadoo dhinacyada dagaalamaya ay ku sii qul qulayaan jiidaha dagaalka.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Xaaladaa Goobihii 2-badii Maalin ugu Dambeysay ey ka socdeen dagaalada ayaa saaka waxaa laga dareemayaa Xaalada Daganaan Ah,iyadoo Ciidamada Dowlada TFG-da Iyo Kuwa Amisom Ay Iminka Ku Sugan yihiin goobahani. Wararka Naga Soo Gaaraya Wadada Isku Xirta gobalka Banaadir Iyo Gobalka Shabellaha Hoose ay tahay mid hakad galay dhaqdhaqaaqa gawaarida iyo dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6510","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6510"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6513,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6510\/revisions\/6513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}