{"id":65033,"date":"2020-05-08T22:01:00","date_gmt":"2020-05-08T19:01:00","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65033"},"modified":"2020-05-08T22:02:41","modified_gmt":"2020-05-08T19:02:41","slug":"wacyi-gelinta-dhalinyarada-ee-covid-19-oo-dawladda-soomaaliya-ku-dadaaleyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/wacyi-gelinta-dhalinyarada-ee-covid-19-oo-dawladda-soomaaliya-ku-dadaaleyso\/","title":{"rendered":"Wacyi Gelinta Dhalinyarada ee Covid-19 oo Dawladda Soomaaliya Ku Dadaaleyso."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyay gudiga ka hortagga xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlayay habka ugu fudud ee looga wacyi-gelin kara bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid khadka internet-ka ah ayaa waxa uu dhammaan dhinacyadii ka qeyb-galay ee guddigan qeybta ka ah ayaa waxa uu ku booriyay in ay la yimaadaan istiraatiijiyad wacyi-gelin ah oo la xiriirta dhalinyarada.<\/p>\n<p>Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu qeexay in dhalinyaradu ay yihiin laf-dhabarta bulshada sidaas darteed ay muhiim tahay in loo helo wacyi-gelin dhab ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya, waxaa aad u baahaya xanuunka COVID-19,\u00a0 dowladdana dadaal adag ayeey ugu jirtaa sidii xanuunkaasi loo xakameyn lahaa ayuu Yiri R\/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyay gudiga ka hortagga xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlayay habka ugu fudud ee looga wacyi-gelin kara bulshada Soomaaliyeed. Kulanka oo ahaa mid khadka internet-ka ah ayaa waxa uu dhammaan dhinacyadii ka qeyb-galay ee guddigan qeybta ka ah ayaa waxa uu ku booriyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65035,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65033\/revisions\/65035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}