{"id":64981,"date":"2020-05-07T00:08:47","date_gmt":"2020-05-06T21:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64981"},"modified":"2020-05-07T00:49:14","modified_gmt":"2020-05-06T21:49:14","slug":"taliska-africom-ee-mareykanka-oo-laga-dalbadey-jawaab-in-ay-ka-bixiyaan-duqeymo-ay-dad-rayid-ah-ku-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/taliska-africom-ee-mareykanka-oo-laga-dalbadey-jawaab-in-ay-ka-bixiyaan-duqeymo-ay-dad-rayid-ah-ku-dileen\/","title":{"rendered":"Taliska Africom ee Mareykanka oo Laga Dalbadey Jawaab In ay Ka Bixiyaan Duqeymo ay Dad Rayid ah Ku Dileen."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan golaha kongareeska Maraykanka ayaa hogaamineysa toddobo wakiil oo Dimoqraadi ah, oo saxiixay warqad taliska ciidanka Maraykanka looga dalbanayo inay sharaxaan farqiga u dhaxeeya khasaaraha rayidka kasoo gaara duqeymaha, kuwaas oo ay diiwaan galiyaan ururada xuquuqul insaanka iyo kuwa AFRICOM qiratay.<\/p>\n<p>Farqiga u dhexeeya tirada khasaaraha rayidka ah ee ay shaacisay AFRICOM marka la barbar dhigo kuwa ay sheegaan ururro ay ka mid yihiin Amnesty International iyo Airwars waa mid aad u ballaaran oo ay ku kalliftay xubnaha Golaha inay si toos ah warqad ugu qoraan Taliyaha Guud ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Khasaaraha dadka rayidka ah ee ku nool Soomaaliya ayaa sii kordhayay tan iyo markii maamulka Trump uu siiyay taliyayaasha AFRICOM dabacsanaan badan si ay u fuliyaan weerarro ka dhan ah xagjiriinta looga shakisan yahay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhamaadkii bishii Maarso, taliska ayaa go\u2019aansaday inuu soo saaro warbixinno rubuc-bille ah oo ku saabsan waxyeelada loo geysto dadka rayidka ah ee Afrika.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan soo dhoweyneynaa talaabadan si loo helo daah furnaan iyo diiwaan galinta dadweynaha khasaaruhu kasoo gaaro howlgalada militariga Mareykanka iyo yareynta dhibaatooyinka shacabka,&#8221; ayaa lagu yiri warqada.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore AFRICOM ayaa siidaysay warbixintii ugu horreysay. Waxayna sheegtay 14-kii bilood ee la soo dhaafay inay ka fulisay Soomaaliya weeraro xagga cirka ah oo ka dhacay Soomaaliya iyo Liibiya (87) ka mid ah waxaa lagu fuliyay gudaha Soomaaliya, afar ka mid ahna Liibiya.<\/p>\n<p>LT Christina M. Gibson, af-hayeenka AFRICOM ayaa sheegay 91 kamid ah weerarrada cirka ah ee AFRICOM in ay ka yimaadeen 70 eedeymo ah oo ku saabsan 27 ka mid ah inay waxyeelo kasoo gaartay shacabka ay ku dhawaad 90 qof.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan golaha kongareeska Maraykanka ayaa hogaamineysa toddobo wakiil oo Dimoqraadi ah, oo saxiixay warqad taliska ciidanka Maraykanka looga dalbanayo inay sharaxaan farqiga u dhaxeeya khasaaraha rayidka kasoo gaara duqeymaha, kuwaas oo ay diiwaan galiyaan ururada xuquuqul insaanka iyo kuwa AFRICOM qiratay. Farqiga u dhexeeya tirada khasaaraha rayidka ah ee ay shaacisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-64981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64981\/revisions\/64998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}