{"id":64978,"date":"2020-05-06T23:52:19","date_gmt":"2020-05-06T20:52:19","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64978"},"modified":"2020-05-07T00:50:33","modified_gmt":"2020-05-06T21:50:33","slug":"xabsi-qarsoodi-ah-la-sheegay-in-laga-sameeyey-degmada-deyniile-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-degmadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/xabsi-qarsoodi-ah-la-sheegay-in-laga-sameeyey-degmada-deyniile-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-degmadaasi\/","title":{"rendered":"Xabsi Qarsoodi ah La Sheegay In Laga Sameeyey Degmada Deyniile oo uu Ka Hadley Gudoomiyaha Degmadaasi."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay eedo dhalinyaro deegaanka ah ay horay ugu jeediyeen Maamulkiisa oo ku saabsan in uu degmadaasi ka sameystay xabsi qarsoodi ah oo lagu dhibaateeyo dadka ka aragtida ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jacfar oo ay saxaafaddu weydiisay su\u2019aalo dhowr ayaa sheegay in uusan jirin xabsi gaar ah oo aysan la socon dowladda Soomaaliya, balse mar wax laga weydiiyay waxa ka jira dhismaha la yiraahdo \u201cCusboole\u201d oo dhowaan muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada, lagusoo bandhigay iyadoo lagu jirdilayo wiil dhalin-yaro ah oo biyo lagu shubayo ayaa waxa uu ku jawaabay in halkaasi ay tahay saldhiggii degmada Dayniile balse la geeyo dadka maamulka ka shaqeeya oo ay wax dhex maraan.<\/p>\n<p>\u201cWax ka jiro ma jiraan eedahaasi, cid halkaan shacab ku dhibaateysana malaha, innaga waxaan u taagannahay waa shacbiga, wixii hor\u2019umar ah oo ay u baahanyihiinna aan u qabanno,dhalinyarada ka hadleysay wey isoo gaareen laftirkeygu, waana isoo gaareen wararkoodu , horta maaheyn shacab loogu tagay bannaanka ee waxay aheyd dhalinyaradii ka shaqeyneysay Maamulka degmada, waxayna ahayd wax iyaga dhexdooda ka dhacay ee maahayn wax shacab bannaanka loogu tagay\u201d ayuu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha Dayniile Jacfar.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlayay ayaa waxa uu yiri\u00a0 &#8221; Xabsi la yiraahdo Cusboole oo maamulka degmada u gooni ah ma jiro, horta xabsigaan laguu sheegayo oo lagu leeyahay Siyaad Barre ayuu ka yimid iyo xilli hebel ayuu ahaay iyo waa halkii uu ku yaallay saldhiggii rasmiga ahaay ee degmada Dayniile, mana ahan xabsi cid gooniya u sameysan,\u00a0 cid lagu ciqaabo iyo cid lagu dhibaateeyana ma jirto, sidiisana hadda waxaa loo isticmaalaa waa ciidanka degmada khaladaadka ay sameeyaan, waxyaabo noocaas ah ayaa la geeyaa, ciddii shacab ahna waxaa la geeyaa saldhigga kale\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa shirkiisan jaraa\u2019id wuxuu uga jawaabayay eedo dhalinyaro degmada ku nool ay horay ugu jeediyaan, kuwaas oo qaar kood Warbaahinta ka hor sheegay in loo jirdilay sababo la xiriira aragti ay ku qoreen Facebook-ga, hase-ahaatee waxaan la ogeyn in jawaabta uu maamulka Dayniile bixiyay tahay mid hoos u dhigeysa saameynta ka dhalatay muuqaalladaasi lagu baahiyay baraha bulshada oo dad badani ay aragti ahaan aad uga horyimaadeen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay eedo dhalinyaro deegaanka ah ay horay ugu jeediyeen Maamulkiisa oo ku saabsan in uu degmadaasi ka sameystay xabsi qarsoodi ah oo lagu dhibaateeyo dadka ka aragtida ah. Guddoomiye Jacfar oo ay saxaafaddu weydiisay su\u2019aalo dhowr ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64979,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64978"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64999,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64978\/revisions\/64999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}