{"id":64952,"date":"2020-05-05T23:55:19","date_gmt":"2020-05-05T20:55:19","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64952"},"modified":"2020-05-06T01:01:02","modified_gmt":"2020-05-05T22:01:02","slug":"qaar-kamid-ah-milkiilayaasha-diyaaraddii-african-express-oo-sheegay-in-diyaaradooda-lasoo-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/qaar-kamid-ah-milkiilayaasha-diyaaraddii-african-express-oo-sheegay-in-diyaaradooda-lasoo-riday\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid ah Milkiilayaasha Diyaaraddii Dhacdey ee African Express oo Sheegay In Diyaaradooda Lasoo Riday."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo kamid ah saamileysa shirkadda diyaaradaha ee African express ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay burburkii shalay diyaarad ay leedahay shirkaddaasi oo kusoo dhacday meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Bardaale oo ka tirsan gobolka Bay.<\/p>\n<p>Prof. Cabdiraxmaan Ibbi oo la hadlay Idaacadda Maxalliga ah ee Risaala oo ku taalla Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ayiday fikirka ah in diyaaraddaasi lagu dhuftay hub oo la soo riday, balse ay ka war sugayaan baaritaan ay sameyneyso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201c Waa dhab diyaaraddaasi waa lasoo riday kadib markii ay isku dayday in ay soo fariisto garoonka oo ay soo fooraarsatay ayeey aragtay gawaari yaalla gudaha madaarka , kadib waxay sameysay kor u kicis, waxaana haleelay rasaas lagu ganay\u201d ayuu yiri Prof. Ibbi.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in halkaasi ay ka socotay dab rid ay sameynayeen ciidamada ku sugan Bardaale, balse lama oga in ay tahay ula kac iyo in kale.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi diyaaradda ayaa waxaa saarnaa laba duuliye, Injineer , labo shaqaale ah iyo nin mas\u2019uul ka ahaa xammuulka diyaaraddu sidday, kuwaas oo dhammaantoodba geeriyooday.<\/p>\n<p>Illo Xog Ogaal ah ayaa Sheegaya in Diyaaradda Ay Ciidamada Ethiopia ee Halkaas Kusugani Rasaas Ula Beegsadeen,iyadoon La Ogeyn Ujeedada Ka Danbeysa ee ay Ka Lahaayeen Iyagoo Sheeganaya In ay Nabad Illaalin Deegaanka U Joogaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo la hadlay Warfidiyeenada ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sameyneyso baaritaan quta-dheer si loo hubiyo burburka diyaaraddaasi.<\/p>\n<p>Waana Markii Ugu Horeysay oo Falkan oo Kale uu Ka Dhaco Gudaha Soomaaliya Tan Iyo Markii ay Soomaaliya Yimaadeen Ciidamada Hawgalka Soomaaliya ee Amisom.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo kamid ah saamileysa shirkadda diyaaradaha ee African express ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay burburkii shalay diyaarad ay leedahay shirkaddaasi oo kusoo dhacday meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Bardaale oo ka tirsan gobolka Bay. Prof. Cabdiraxmaan Ibbi oo la hadlay Idaacadda Maxalliga ah ee Risaala oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64952"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64969,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64952\/revisions\/64969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}