{"id":64901,"date":"2020-05-04T01:32:00","date_gmt":"2020-05-03T22:32:00","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64901"},"modified":"2020-05-04T01:48:29","modified_gmt":"2020-05-03T22:48:29","slug":"51-xaalad-covid-19-ah-oo-wasaaradda-caafimaadku-xaqiijisay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/51-xaalad-covid-19-ah-oo-wasaaradda-caafimaadku-xaqiijisay-maanta\/","title":{"rendered":"51 Xaalad Covid-19 ah oo Wasaaradda Caafimaadku Xaqiijisay Maanta."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa waxey sii daaysay warbixintii maalilaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka Covid-19, waxaana lagu sheegay in maanta oo qura ay soo kordheen 51 xaalad, halka 10 bukaan ay ka bogsoodeen xanuunkaan, sida lagu sheegay Warbixinta dowladda Soomaaliya ay sii shaacisay.<\/p>\n<p>Warkaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in mid kamid ah dadkii la xanuunsanaa cudurkaan uu maanta u geeriyooday, taas oo kor u sii qaadeysa bukaanada ugu dhimanaya Soomaaliya COVID-19.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka Jamhuuriyadda Soomaaliya marwo Dr Fowsiya Abiikar Nuur oo lagasoo duubay muuqaal\u00a0 ayaa waxay sheegtay in dadka maanta xanuunka laga helay ay kala yihiin 32 rag iyo 19 haween ah. Laakiin wasiirku ma aysan sheegin dadka guud ahaan maanta la baaray iyo haddii ay jiraan shakhsiyaad laga waayay, sida waddamada kale ay ku sheegaan warbixinnadooda.<\/p>\n<p>Gobolka Banaadir ayaa ah halka ugu badan ee uu xanuunka COVID-19 kusoo ritay bukaannada sida ku cad warbixinadda wasaaraddu ay sii daaysay, 37 kamid ah dadka maanta laga helay waxay ku noolyihiin Muqdisho, halka 12 ruux lasoo sheegay in ay ku suganyihiin Puntland,\u00a0 2 xaaladna waxaa laga helay Galmudug.<\/p>\n<p>Wadarta guud xanuunka Coronavirus waxa uu soo ritay guud ahaan Soomaaliya bukaanno gaaray\u00a0 722 ruux, waxaa ka bogsooday 44 qof halka ay u dhinteen 32 ruux, sida lagu sheegay warka dowladda kasoo baxay.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay hadda kamid tahay waddamada safka hore xagga dhimashada uga jira xanuunkan gobolka geeska Afrika.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa waxey sii daaysay warbixintii maalilaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka Covid-19, waxaana lagu sheegay in maanta oo qura ay soo kordheen 51 xaalad, halka 10 bukaan ay ka bogsoodeen xanuunkaan, sida lagu sheegay Warbixinta dowladda Soomaaliya ay sii shaacisay. Warkaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in mid kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64901"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64909,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64901\/revisions\/64909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}