{"id":64857,"date":"2020-05-02T23:15:18","date_gmt":"2020-05-02T20:15:18","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64857"},"modified":"2020-05-03T02:10:34","modified_gmt":"2020-05-02T23:10:34","slug":"saxafi-lagu-magacaabo-khaalid-foodhaadhi-oo-hargeysa-lagu-xiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/saxafi-lagu-magacaabo-khaalid-foodhaadhi-oo-hargeysa-lagu-xiray\/","title":{"rendered":"Suxufi Lagu Magacaabo Khaalid Foodhaadhi oo Hargeysa Lagu Xiray."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi,\u00a0 wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada,\u00a0 waxaana ku xiran dad badan.<\/p>\n<p>Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr jeer oo hore xirtay saxafiyiin badan,\u00a0 kuwaas oo qaarkood ay xabsiga ku xanuunsanyihiin sida Cabdimaalik Muuse Coldoon oo isagoo jirran ku jira jeelka.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha u dooda xuquuqda insaanka ayaa dhaleeceeyay tallaabada cuburinta ah oo ay hadda wajahayaan saxaafadda iyo Suxufiyiinta Somaliland, tan iyo intii madaxweyne Biixi uu xilka qabtay.<\/p>\n<p>Xariga Weriye Khaalid Foodhaadhi ayaa waxa uu imaanayaa saacado kadib markii warqad ay u direen Urur ay ku bahoobeen qareenno badan oo fadhigiisu yahay Mareykanka madaxweynaha Somaliland, islamarkaana lagu faray Muuse Biixi inuu tix-geliyo xoriyatul-qowlka,\u00a0 cabbirka fikirka iyo madax-bannaanida saxaafadda, taas oo uu ururkaasi sheegay in ay asal u tahay dimuquraaddiyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Ururka qareennada The New City Bar Association oo soo xiganeya Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, hay&#8217;adda Amnesty international iyo Human rights watch waxa uu soo bandhigay lifaaqyo ay\u00a0 jiraan warbixinno laga qoray xaaladda xuquuqda Aadanaha iyo xoriyadda hadalka oo dhammaan dhinacyada la xigtay ay aad uga deyrinayaan Somaliland.<\/p>\n<p>Hase-ahaatee jawaabtii laga sugayay Somaliland iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa noqotay in saxafiga Khaalid Foodhaadhi\u00a0 gurigiisa lagala baxay, taas oo walaacii la qabay kor u sii qaadeysa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi,\u00a0 wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada,\u00a0 waxaana ku xiran dad badan. Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64857"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64857\/revisions\/64887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}