{"id":6485,"date":"2012-05-24T11:51:17","date_gmt":"2012-05-24T11:51:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6485"},"modified":"2012-05-24T20:59:14","modified_gmt":"2012-05-24T20:59:14","slug":"xildhibaan-katirsan-baarlamanka-dkmg-ayaa-kazoo-horjeestay-qodabadii-kasoo-baxay-shirka-shalay-kusoo-gaba-gaboobay-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xildhibaan-katirsan-baarlamanka-dkmg-ayaa-kazoo-horjeestay-qodabadii-kasoo-baxay-shirka-shalay-kusoo-gaba-gaboobay-dalka-ethiopia\/","title":{"rendered":"xubnaha baarlamanka oo Hogaamiyo Mr madoobe Nuunoow oo ka soo Horjeestay Qodabadii Kasoo baxay Shirka Shalay Lagu Soo Afmeeray Adis Ababa."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"> S<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/warsooom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6507\" title=\"warsooom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/warsooom.jpg\" alt=\"\" width=\"391\" height=\"189\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/warsooom.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/warsooom-300x145.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 391px) 100vw, 391px\" \/><\/a>HABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xilibaanada Baarlamanka TFG-da\u00a0garabka uu hogaamiyo Mr Madoobe Nuunoow Ayaa Si Cad uga Soo Horjeestay Shirkii shalay lagu soo afmeeray gudaha dalka itoobiya oo kulan ku wada qaadanayeen madaxda TFG-da Iyo xubnaha Saxiixayaasha geedi Socodka Nabada Ee Roadmap-ka.<\/p>\n<p>xildhibaanada baarlamanka garabka uu Hogaamiyo Madoobe Nuunoow ayaa Sida wada jir ah\u00a0 shacabka soomaaliyeed ugu baaqeen iney ka soo horjeeystaan qodabadii ka soo baxay shirkii xalay lagu soo\u00a0Afmeeray dalka Itoobiya ayna goob joogna \u00a0ka ahaayeen dhamaan madaxda Ugu Sareysa TFG-da Iyo saxiixayaasha hishiiskii roadmap-ka Islamarkaana.<\/p>\n<p>Dhanka kale gudoomiya kuxigeenka labaad ee guddiga fulinta ahlusuna waljamaaca shiikh axmed cabdullaahi ilaka case oo la hadlay Warbaahinta Ka hawl Gasha Muqdisho ayaa sheegay in shirkii xalay lagu soo Afmeeray magaalada addis ababa ayasna ka qeybgalin wax matalo ahlusuna wal jamaaca shaacana ka qaaday in ahlusuna \u00a0wali ay u taagantahay Badbaadinta Shacabka Iyo La Dagaalanka Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Xisbiga Midnima Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Horay<br \/>\nU shaaciyay in Qaramada midoobe iyo hay&#8217;adaha ajnabiga ey daneynayaa In<br \/>\nSoomaaliya Magaceeda laga tiro caalamka dabadeydna ka faa&#8217;iideystaan Macdanta<br \/>\niyo kheyraadka ku jira dalka soomaaliya,Waa Ilaah Mahaddii Maadaamada Qaar<br \/>\nKamid ah soomaali Ay Baraarugeen Garteena danaha Soomaaliya shisheeyaha ay Ka<br \/>\nLeeyihiin,sidaa waxaa yiri Afhayeenka Xisbiga midnimada Jamhuuriga<br \/>\nsoomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hadaladaan Ka Soo yeeraya Qaar ka Mid Ah Baarlamanka garabka madoobe Nuunoow Iyo\u00a0Ahlusuna Wal Jamaaca Ayaa Waxa uu ku soo beegmayaa Xili Habeennimadii Xalay Lagu Soo Afmeeray Shirkii ka So canayay Dalka Itoobiya Danihii Laga Lahaana Laga Gaaray.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Xilibaanada Baarlamanka TFG-da\u00a0garabka uu hogaamiyo Mr Madoobe Nuunoow Ayaa Si Cad uga Soo Horjeestay Shirkii shalay lagu soo afmeeray gudaha dalka itoobiya oo kulan ku wada qaadanayeen madaxda TFG-da Iyo xubnaha Saxiixayaasha geedi Socodka Nabada Ee Roadmap-ka. xildhibaanada baarlamanka garabka uu Hogaamiyo Madoobe Nuunoow ayaa Sida wada jir ah\u00a0 shacabka soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6485","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6485"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6485\/revisions\/6488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}