{"id":64834,"date":"2020-05-02T01:36:13","date_gmt":"2020-05-01T22:36:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64834"},"modified":"2020-05-02T02:36:16","modified_gmt":"2020-05-01T23:36:16","slug":"wasiir-maaareeye-oo-shaaciyey-in-qof-kasta-haduu-dhinto-uu-u-dhintey-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/wasiir-maaareeye-oo-shaaciyey-in-qof-kasta-haduu-dhinto-uu-u-dhintey-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo Shaaciyey In Qof Kasta Haduu Dhinto uu U Dhintey Covid-19"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa&#8217;id warbaahinta ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda xanuunka COVID-19 iyo Soomaaliya,\u00a0 waxa uusoo jeediyay in ay bulshada muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeriya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Wasiirku waxa uu tilmaamay in Soomaaliya marka loo eego dadka laga helayo xanuunkan ay ugu horreyso dalalka ku yaalla gobolka geeska Afrika sida waddamada Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya,\u00a0 waxa uuna shacabka ka codsaday in ay dhaqan-geliyaan talooyinka caafimaad ee dowladda iyo dhakhaatiirtu bixinayaan.Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in faaqidaad dheer oo ay ku sameysay aragtida dadka iyo Coronavirus ay usoo baxday in badi dadku ay xanuunkaan ka qaadeen cabsi lamid ah cudurka HIV\/AIDS sida uu hadalka u dhigay, waxa uuna ka codsaday in la xirto agabka wejiga gaar ahaan sanka iyo Afka lagu xirto (Mask).<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed u aqoonsantahay maanta ciddii dhimato in ay u geeriyootay xanuunka COVID-19.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&#8220;Dowladda Soomaaliya qofkasta oo dhinta maanta waxay u aqoonsantahay Coronavirus inuu dilay maadaama uu majority yahay,\u00a0 markii uu naga baxo halkii caadiga aheyd hallagu noqdo.&#8221; ayuu yiri wasiir Maareeye.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa durbaba hadal haayn ka dhex dheliyay bulshada Soomaaliyeed,\u00a0 kaas oo iminka si weyn loogu falanqeynayo baraha bulshada, waxa uuna kusoo aadayaa xilli dad badan ay su&#8217;aalo ka keenayeen tirada badan ee maalin kasta wasaaradda caafimaadku sheegto in laga helo xanuunka COVID-19, iyadoo\u00a0 hadda ay dowladdu ku bixineyso juhdi adag sidii loo xakameyn lahaa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa&#8217;id warbaahinta ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda xanuunka COVID-19 iyo Soomaaliya,\u00a0 waxa uusoo jeediyay in ay bulshada muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeriya. Wasiirku waxa uu tilmaamay in Soomaaliya marka loo eego dadka laga helayo xanuunkan ay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64834"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64850,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64834\/revisions\/64850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}