{"id":64778,"date":"2020-04-29T23:36:10","date_gmt":"2020-04-29T20:36:10","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64778"},"modified":"2020-04-30T00:59:01","modified_gmt":"2020-04-29T21:59:01","slug":"dhalinyarada-reer-hiiraan-oo-isu-taagey-taakuleynta-dadka-reer-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/dhalinyarada-reer-hiiraan-oo-isu-taagey-taakuleynta-dadka-reer-qardho\/","title":{"rendered":"Dhalinyarada Reer Hiiraan oo Isu Taagey Taakuleynta Dadka Reer Qardho."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka loo sameeynayo dadka kunool magaalada Qardho oo saameeyn badan kala kulmay roobabkii da\u2019ay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hirshabeelle Maxamed Cabdullahi Buraale ayaa sheegay in maanta aay muhiim tahay in lagarab istaago dadka Qardho oo roobabku si daran u sameeyeen, wuxuu baaq u diray qeybaha bulshada magaalada Beledweyne isagoo ka codsaday inaay gurmadka ka qeyb-qataan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cWalaalaha Qardho waxaa soogaaray saameeyn xoogan oo raxmada ALLE ah, waxaan rabnaa inaan garab istaagno walaalaheen maadama maanta aay dhibaateeysanyihiin, bulshada magaalada Beledweyne waxaan ka codsanayaan inaay u istaagaan kana qeeyb-qaataan dadaalada loogu gurmanaayo dadka Qardho\u201d Sidaas waxaa yiri gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabeelle.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhanka kale ganacsatada iyo culimada oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inaay muhiim tahay in dadka walaalaha ah aay is garab istaagaan, waxaayna qeybaha bulshada iyo maamulka aay ka codsadeen inaay kala qeeyb-qaataan dadaalada gurmadka Qardho.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Magaalda Qardho ee gobolka Bari waxaa dhawaan ku dhuftay daad kusoo rogmaday kuwaas oo aay keeneen roobab xoogan oo ka da\u2019ay deegaanka iyo hareerihiisa, waxaana daadadka kadhashay qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Somaaliya ayaa saameeyn xoogan kala kulanta daadadka roobka iyo fatahaadaha wabiyada, mana jiraan qorshayaal dowlad oo lagu xalinaayo dhibaatada jirta. Waxaana sanad walba qasaaro xoogan lakulma dadka kunool hareeraha wabiyada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne. Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64778"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64790,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64778\/revisions\/64790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}