{"id":64699,"date":"2020-04-27T00:17:01","date_gmt":"2020-04-26T21:17:01","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64699"},"modified":"2020-04-27T00:55:41","modified_gmt":"2020-04-26T21:55:41","slug":"fatahaadda-webiga-shabeele-oo-looga-digay-dadka-reer-b-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/fatahaadda-webiga-shabeele-oo-looga-digay-dadka-reer-b-weyne\/","title":{"rendered":"Fatahaadda Webiga Shabeele oo Looga Digay Dadka Reer B\/weyne."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aay wehliyaan xubno kamid ah maamulka ayaa maanta kormeeray meelo kala duwan oo kamid ah webiga Shabeelle, wuxuuna indha-indheeyay xaalada webiga Shabeelle.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in magaalada Beledweyne aay kusoo wajahanyihiin biyo aad u badan, wuxuuna baaq u diray qeybaha bulshada, dowlada federaalka iyo hay\u2019adaha caalamka inaay ka qeyb-qaataan sidii looga hortagi lahaa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cQadka isgaarsiinta ayaan kula xariirnay dhanka Itoobiya, waxaay noo sheegeen in webigu uu fatahaad ka sameeyay deegmada Qalaafe, waxaay dadku inoo sheegeen in biyuhu aay ka badanyihiin kuwii sanadkii dhawaa ku dhuftay magaalada Beledweyne, waxaan baaq u dirayaa qeeybaha bulshada, dowlada iyo hay\u2019adaha, waxaan ka codsaneeynaa inaay ka qeeyb-qaataan kahortaga webiga Shabelle\u201d Sidaas waxaa yiri gudoomiye Jeyte.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in magaalada aay haaysteen dhibaatooyin kala duwan oo aay kamid yihiin dhibaato dhaqaale oo uu keenay cudurka Covid19, islamarkaana shacabku aay wajahayaan xaalad adag.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa shacabka Beledweyne ugu baaqay inaay ka foojignaadaan fatahaadaha, waxaana dadka degan hareeraha webiga Shabeelle uu ujeediyay inaay ka fogaadaan. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in maamulku uu sameeyn doono dadaalo looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabeelle.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Shacabka magaalada Beledweyne ayaa dareemaya cabsi badan oo ku aadan fatahaado uu geeysto webiga Shabeelle. Waxaan wararka cabsida ah soo wariyay dad kusugan dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Fatahaadaha ayaa sanad walba waxaay ku dhuftaan magaalada Beledweyne, waxaana sanadkii hore fatahaada ku geeriyooday dad kabadan 25qof, waxaana dadka qaar meeydadkooda lagu waayay webiga Shabeelle. Webiga ayaa xiligan wada biyo aad u badan maadaama aay da\u2019ayaan roobab badan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aay wehliyaan xubno kamid ah maamulka ayaa maanta kormeeray meelo kala duwan oo kamid ah webiga Shabeelle, wuxuuna indha-indheeyay xaalada webiga Shabeelle. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in magaalada Beledweyne aay kusoo wajahanyihiin biyo aad u badan, wuxuuna baaq u diray qeybaha bulshada, dowlada federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64699"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64707,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64699\/revisions\/64707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}