{"id":6469,"date":"2012-05-24T09:55:28","date_gmt":"2012-05-24T09:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6469"},"modified":"2012-05-24T10:06:52","modified_gmt":"2012-05-24T10:06:52","slug":"shiikh-shariif-oo-sheegay-in-xarakada-al-shabaab-looga-atkaanayo-dagaalada-lagu-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/shiikh-shariif-oo-sheegay-in-xarakada-al-shabaab-looga-atkaanayo-dagaalada-lagu-qaaday\/","title":{"rendered":"Shiikh Shariif oo Sheegay In Xarakada Al-shabaab Looga Atkaanayo Dagaalada Lagu Qaaday."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh-shariif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6472\" title=\"shiikh-shariif\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh-shariif.jpg\" alt=\"\" width=\"286\" height=\"325\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh-shariif.jpg 286w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh-shariif-264x300.jpg 264w\" sizes=\"auto, (max-width: 286px) 100vw, 286px\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Shariif oo Markii Markii ugu horeysay ka hadlaydagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday Xarakada Al-shabaab,oo Looga Gonlahaa Sidii Looga Saari Lahaa Guud Ahaan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlada KMG Somaliya Mr Shariif Shiikh Axmed \u00a0oo ka hadlay Xafladdi Gilinkii Dambe Ee Shalay loo qabtay Saxiixayaasha Geedi Socodka Nabada &#8220;Roadmap-ka&#8221; ee guusha Ka gaaray qodobadii Ay is Ku Haayeen,ayuu waxaa uu soo hadal qaaday Dagaalada Soconaya.<br \/>\nMr Shariif oo Hadalkiisa Siiwata ayaa waxaa uu Carabka ku dhuftay in dowlada Soomaaliya ay Daneyneyso Iney La wareegto Gabi Ahaan Goobaha Ay gacanta Ku Hayaan Xaraka Mujaahidiinta al-shabaab.<br \/>\nShariif Shiikh Axmed &#8220;waxaa Amaan Mudan Ciidamda Xooga Dalka Soomaliyeed Iyo Walaalaheyna Amisom oo Naftooda U Hureyn Sidii ay Dalkeena Soomaaliya Uga Xureyn Lahaayeen Al-shabaab&#8221;Ayuu Yiri.<br \/>\nMadaxweynaha Ayaa Sheegay in xarakada mujaahidiin al-shabaab ay soo wajahday Culeys xoogleh oo uu sheegay in uu kaga yimid dhinacyada ciidamda dowlada KMG iyo Ciidamda Midowga Afrika ee Amisom.<br \/>\nHadalkan ka Soo yeeray Madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa uu Ku soo aadayaa Xili Barakac Balaaran uu Ka bilowda Diigaanadii Saacadihii la Soo Dhaafay Lagu Dagaalay Xili Barakacayaashani ee Kolhore Ka Barakaceen Dagmooyinka Gobalka Banaadir Oo Xiligaasi ay Ku dagaalamayeen Ciidamada Dowlada KMG Iyo Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Madaxweynaha Soomaaliya Shariif oo Markii Markii ugu horeysay ka hadlaydagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday Xarakada Al-shabaab,oo Looga Gonlahaa Sidii Looga Saari Lahaa Guud Ahaan Dalka Soomaaliya. &nbsp; Madaxweynaha Dowlada KMG Somaliya Mr Shariif Shiikh Axmed \u00a0oo ka hadlay Xafladdi Gilinkii Dambe Ee Shalay loo qabtay Saxiixayaasha Geedi Socodka Nabada &#8220;Roadmap-ka&#8221; ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6469","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6469"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6469\/revisions\/6471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}