{"id":64631,"date":"2020-04-23T23:22:09","date_gmt":"2020-04-23T20:22:09","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64631"},"modified":"2020-04-24T03:08:58","modified_gmt":"2020-04-24T00:08:58","slug":"isbadelka-bandawga-magaalada-muqdisho-oo-cabasho-laga-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/isbadelka-bandawga-magaalada-muqdisho-oo-cabasho-laga-muujiyey\/","title":{"rendered":"`Isbadelka Bandawga Magaalada Muqdisho oo Cabasho Laga Muujiyey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed xijaar ayaa sheegay in isbadal lagu sameeyay bandoowga saaran magaalada Muqdisho, maadaama aay fooda nagusoo haayso bisha barakeeysan ee Ramadaan ayaa taliska Booliska Soomaaliya wuxuu sheegay is badaladan aay muhiim u yihiin kahortaga cudurka Covid19.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Taliyaha Booliska ayaa sheegay in bandoowgu uu bilaaban doono todobada fiidnimo, waxaa uu sheegay in markii hore uu ahaa sideeda fiidnimo islamarkaana halsaac lasoo hormariyay, taasina aay muhiim u tahay in lakala ilaaliyo shacabka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cBandoowga waxaan soo hormarinay hal saac waxaana uu bilaaban doonaa todobada fiidnimo, arinkaan waxaan uga dan-leenahay in aan dadka kala ilaalino, waxaaan kale oo amreeynaa inaan lafariisan karin goobaha lagu kulmo, sidoo kale maqaayadaha waay furnaanayaan oo waxaa laga qaadanayaa afurka laakiin cidna ma fariisan karto\u201d ayuu yiri taliyaha Booliska Soomaaliya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Taliyaha Booliska Cabdi Xasan ayaa hadalkiisa intaas ku daray \u201cWaa in la\u2019ogaadaa arinkan inuu yahay wax caafimaadkeena quseeya, waxaan gaadiiidleyda u jeedinayaa inaaysan qaadi karin dad badan, waxaan kale oo aan dhalinyarada kubada ciyaarta u sheegayaa inaay joojiyaan, Booliska xaafadaha waxaan u sheegayaa in waajib uu ka saaranyahay inaay dadka wacyi galiyaan\u201d.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Bandoowgan oo todaadyo kahor lagusoo rogay dadka kunool magaalada Muqdisho ayaa saameeyn ku yeeshay ganacsiga iyo iskusocodkii dadka iyo gaadiidka, balse laamaha amniga ayaa sheegay in bandoowgu uu kamid yahay kahortaga cudurka Covid19.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhanka Kale Iyadoo Bisha Ramadaan ee Barakeysan ay Billaabatey oo Maalinteedi Koowaad ay Jimcaha Tahey ayaa Dad Badan waxey Walaac Ka Muujinayaan In aaney Suura Gal aheyn In Maqaayaduhu Iibiyaan Cuntada ay Afurka u Diyaariyeen Dadkuna aysan Afurka Kusoo Gunaanadi Karin Hal Saac Gudihiis Maadama Xaafado Kala Fog Afurka Leysaga Yimaado,ayna Haboon Tahey In Xilliga Bandawga Laga Dhigo Illaa 10:00 Habeenimo Si Dadku Afurkooda iyo Suxuurtooda U diyaarsadaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed xijaar ayaa sheegay in isbadal lagu sameeyay bandoowga saaran magaalada Muqdisho, maadaama aay fooda nagusoo haayso bisha barakeeysan ee Ramadaan ayaa taliska Booliska Soomaaliya wuxuu sheegay is badaladan aay muhiim u yihiin kahortaga cudurka Covid19. Taliyaha Booliska ayaa sheegay in bandoowgu uu bilaaban doono todobada fiidnimo, waxaa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64631"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64648,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64631\/revisions\/64648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}