{"id":64607,"date":"2020-04-23T02:24:05","date_gmt":"2020-04-22T23:24:05","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64607"},"modified":"2020-04-23T02:43:41","modified_gmt":"2020-04-22T23:43:41","slug":"wariye-muqtaar-maxamed-catoosh-oo-xariggiisa-maamulka-k-galbeed-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/wariye-muqtaar-maxamed-catoosh-oo-xariggiisa-maamulka-k-galbeed-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Wariye Muqtaar Maxamed Catoosh oo Xariggiisa Maamulka K\/galbeed Ka Hadlay."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay xarigga Weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo ah Wakiilka laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo isniintii lagu xiray Magaalada Baydhabo, kadib markii la sheegay in uu warbixin ka sameeyay fal kufsi ah oo ka dhacay gudaha deegaan ka tirsan Koonfur Galbeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Wasiirka Warfaafinta Koonfur galbeed ayaa waxa uu sheegay in Mukhtaar Maxamed Catoosh aan loo xiran arrimo siyaasadeed iyo waxyaabo kale , balse loo xiray tebinta sheeko la xiriirtay gabar la sheegay in la kufsaday, kadibna u geeriyootay. Waxa uuna tilmaamay in xariggiisa sifo waafaqsan sharciga Koonfur galbeed loo maray.Wasiir Ugaas Xasan ayaa waxa uu ka hadlay eedda Koonfur galbeed ee ka dhanka ah suxufiga waxa uuna yiri &#8220;Muudo maalmo laga joogo ka hor Mukhtaar Maxamed Catoosh , waxa uu war ka tebiyay Magaalada Baydhabo , isagoo u diraaya VOA, kuna tilmaamaaya inuu ka dhacay Gobollada Koonfur galbeed kufsi, gaar ahaanna inta u dhexeysa Leego iyo Wanllaweyn , arrintaas oo Mukhtaar Maxamed Catoosh uusan xigasho iyo hubin uusan midna gelinin ayuu waxa uu idaacadda kasii daayay in la kufsaday saddax hablood, oo usoo socotay Magaalada Baydhabo, mid kamid ahna dhaawicii ugu geeriyootay Cisbitaalka weyn ee Baydhabo&#8221;.<\/p>\n<p>Hadalka Ugaas Xasan Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa waxey imaaneysaa kadib markii shalay Weriye Catoosh loo gudbiyay xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo, sida HOL ay u xaqiijyeen Ilo Xog-ogaal ah.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Weriye Mukhtaar oo ah suxufi caan ka ah gudaha Soomaaliya, waxa uuna muddo dheer ka howl-galayaa Idaacadda VOA-da,\u00a0 isagoo sidoo kale horay ugasoo shaqeeyay Warbaahinta maxalliga ah qaarkood.<\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo sidoo kale Ururka caalimiga ah ee isu-tagga saxafiyiinta IFJ ayaa waxey xarigga Mukhtaar ku tilmaameen mid ka hor imaanaya xoriyadda hadalka iyo madax bannaanida saxaafadda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay xarigga Weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo ah Wakiilka laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo isniintii lagu xiray Magaalada Baydhabo, kadib markii la sheegay in uu warbixin ka sameeyay fal kufsi ah oo ka dhacay gudaha deegaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64607"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64617,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64607\/revisions\/64617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}