{"id":64573,"date":"2020-04-21T20:22:24","date_gmt":"2020-04-21T17:22:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64573"},"modified":"2020-04-23T03:00:57","modified_gmt":"2020-04-23T00:00:57","slug":"ka-hortagga-fatahaadda-webiga-shabeelle-oo-maamulka-hirshabeele-ku-baaqay-in-laga-qayb-qaato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/ka-hortagga-fatahaadda-webiga-shabeelle-oo-maamulka-hirshabeele-ku-baaqay-in-laga-qayb-qaato\/","title":{"rendered":"Ka Hortagga Fatahaadda Webiga Shabeelle oo Maamulka Hirshabeele Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Maamulka Hirshabelle oo kaashanaya wasaarada beeraha Hirshabelle ayaa caasimada Jowhar ka bilaabay dadaal looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabelle oo aad looga cabsado marka lagaaro xili roobaadka oo xiliganba curtay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Shabellada dhexe ayaa kormeeray deegaanka Beyxaaw oo aay kasocdaan dadaalo lagu cara-buuxinaayo hareeraha webiga si aaysan biyuhu ugasoo bixin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa maamulka gobolka Shabellada dhexe iyo wasaarada beeraha ku bogaadiyay howsha wanaagsan ee aay bilaabeen wuxuna sheegay aay garab kusiinayaan howlahan islamarkaana aay diyaar u yihiin in dadka laga badbaadiyo fatahaadaha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cWaxaan ugu baaqeeynaa hay\u2019adaha iyo dowlada dhexe inaay wax nagala qabtaan fatahaadaha webiga Shabelle, hadda maamulka ayaa iyo shacabka ayaa howshan bilaabay waayna sii socon doontaa, waxaan u sheegeeynaa cidwalba oo wax nagala qabaneeysa inaay noo timaado, waxaan ka gaashamaneeynaa inaaysan dhicin waxii sanadkii hore nagu dhacay\u201d ayuu yiri Cali Guudlaawe.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Shabellada dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in howshan looga golleyahay sidii looga hortagi lahaa fatahaadaha webiga Shabelle , wuxuuna sheegay inaay sii wadi doonaan ololaha kahortaga fatahaada webiga Shabelle.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha gobolka Shabellada dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ugu baaqay qeeybaha bulshada inaay ka qeeyb-qaataan dadaalada looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabelle.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Maadaama aay xiligan biloowdeen roobabka ayaa waxaa cabsi badan laga dareemayaa deegaanada ku yaala hareeraha webiga Shabeele kuwaas ka cabsi qaba inuu fatahaado geeysto.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kamid ah goobaha uu aadka u saameeyo webiga Shabeele, mana jiraan wax dadaalo ah oo looga hortagaayo fatahaada webiga Shabeele.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabelle oo kaashanaya wasaarada beeraha Hirshabelle ayaa caasimada Jowhar ka bilaabay dadaal looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabelle oo aad looga cabsado marka lagaaro xili roobaadka oo xiliganba curtay. Madaxweyne kuxigeenka oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Shabellada dhexe ayaa kormeeray deegaanka Beyxaaw oo aay kasocdaan dadaalo lagu cara-buuxinaayo hareeraha webiga si aaysan biyuhu ugasoo bixin. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64573"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64627,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64573\/revisions\/64627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}