{"id":6447,"date":"2012-05-23T06:26:12","date_gmt":"2012-05-23T06:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6447"},"modified":"2012-05-23T06:29:16","modified_gmt":"2012-05-23T06:29:16","slug":"dagaalo-culus-oo-saakay-ka-qarxay-deegaanada-kax-shiikhaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/dagaalo-culus-oo-saakay-ka-qarxay-deegaanada-kax-shiikhaal\/","title":{"rendered":"Dagaalo Culus oo Saakay ka Qarxay Deegaanada Kax-shiikhaal ."},"content":{"rendered":"<div>\n<p><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom2.jpg\"><\/a><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6448\" title=\"War-Deg-Deg-ah-Warsom2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom2.jpg\" alt=\"\" width=\"361\" height=\"233\" \/> <\/a><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\">SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM Iyo Kuwa  milatariga Dowlada Soomaali Oo Markale Saaka Weerar culus  Ku Qaaday  goobo horleh.<\/p>\n<p>Weeraradaan ee markale saaka Qaadeen Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowlada soomaaliya Ayaa Waxaa uu Daba Socdaa Dagaaladii Shalay Lagu Qaaday Xarakada Al-shabaab oo Deegaano ey Ka Ariminayaan laga Wareegay Ciidamda Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka Ayaa Saaka waxaa u ka Qarxay Deegaanka Kax Shiikhaal oo ka tirsan Dagmada Dharkiinley ee Gobalka Banaadir<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada Waxey Weerar Ka Qaadeen Dhanka Badda Ayagoo Ku wajahan Magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose Sida Ay  Xaqiijinayaan Saraakiil Ka tarsin Ciidamda Dowlada oo Hor Kaca Ciidamadaasi.<\/p>\n<p>Dagaalka Shalay ka Qarxay Deegaanada Loo Barakacay Ayaa Waxaa uu Saameen Ku yeeshay Dadka Rayidka ah Waxaana Haawanayay Gabi Ahaanba inta u Dhexeysa Wadada Isku Xirta Gobalka Shabelleha Hoose Iyo Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Wixii Ku Soo Kordha Dagaaladani Kala Soco Warsom.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM Iyo Kuwa milatariga Dowlada Soomaali Oo Markale Saaka Weerar culus Ku Qaaday goobo horleh. Weeraradaan ee markale saaka Qaadeen Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowlada soomaaliya Ayaa Waxaa uu Daba Socdaa Dagaaladii Shalay Lagu Qaaday Xarakada Al-shabaab oo Deegaano ey Ka Ariminayaan laga Wareegay Ciidamda Xarakada Al-shabaab. Dagaalka Ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6447","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6447"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6450,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6447\/revisions\/6450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}