{"id":6443,"date":"2012-05-23T04:35:27","date_gmt":"2012-05-23T04:35:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6443"},"modified":"2012-05-23T04:35:27","modified_gmt":"2012-05-23T04:35:27","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-shariif-shiikh-axmed-oo-2-sanno-loogu-daray-xilka-madaxtinimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/madaxweynaha-soomaaliya-shariif-shiikh-axmed-oo-2-sanno-loogu-daray-xilka-madaxtinimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed Oo 2 Sanno loogu daray xilka madaxtinimada soomaaliya."},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: small;\"><\/p>\n<div><span style=\"color: #0000ff;\"><br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6444\" title=\"shiikh\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shiikh-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Warar Hoosa Aynu Heleeno ayaa waxa ey sheegayaa Madaxweynaha Soomaaliya In loo Kordhiyay Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Taasoo ka Dambeysay Ka Dib Markii La Ansixin Waayay Dastuurka Qabya Qoraalka ah .<\/p><\/div>\n<div>Qaar Ka Mid Ah Madaxda Dowlada Soomaaliya oo Aan Ka heleyno Warar Xowraan Si Ah Ayaa waxa ey Sheegayaan Xil Kordhintaan In Ay ku soo beegmeyso xili siyaasada soomaaliya ay ka taagantahay wareer,in shariif xilka loo kordhiyana waxa Ka Dambeyaan Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Dastuurka Qabya Qoraalka Loogu Tala Galay In Lagu Mara Habaabiyo Laguna Mshquuliyo Barlamanka iyo Dhamaan Ragga U Dhuun Doleela Siyasada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ahaatee muddada loogu darayay madaxweyne shariif shiikh axmed ayaa la sheegayaa in ay tahay muddo 2 sanno iyadoo kolkii hore loogu daray muddo sanad ah<\/p>\n<p>Dhanka Kale Wararka Hoose Ee ka Soo Ifbaxaya Golaha Baarlamanka ayaa sheegaya in Bisha August Isku Diyaarinayaan qabashada doorashada xilka madaxtinamada soomaaliya xili baarlamanka soomaaliya u kala jabanyihiin laba garab.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\">WIXII KU SOO KORDHA MASRAXA SIYAASADA SOOMAALIA KALA SOCO WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p><\/div>\n<p><\/span><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Warar Hoosa Aynu Heleeno ayaa waxa ey sheegayaa Madaxweynaha Soomaaliya In loo Kordhiyay Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Taasoo ka Dambeysay Ka Dib Markii La Ansixin Waayay Dastuurka Qabya Qoraalka ah . Qaar Ka Mid Ah Madaxda Dowlada Soomaaliya oo Aan Ka heleyno Warar Xowraan Si Ah Ayaa waxa ey Sheegayaan Xil Kordhintaan In [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6443","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6443"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6443\/revisions\/6446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}