{"id":64404,"date":"2020-04-13T03:00:48","date_gmt":"2020-04-13T00:00:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64404"},"modified":"2020-04-13T03:23:34","modified_gmt":"2020-04-13T00:23:34","slug":"saraakiil-iyo-ciidamo-lagu-tuhmey-kamid-ahaanshaha-dagaalkii-wanlaweyn-oo-baaris-ku-socoto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/saraakiil-iyo-ciidamo-lagu-tuhmey-kamid-ahaanshaha-dagaalkii-wanlaweyn-oo-baaris-ku-socoto\/","title":{"rendered":"Saraakiil iyo Ciidamo Lagu Tuhmey Kamid ahaanshaha Dagaalkii Wanlaweyn oo Baaris Ku Socoto."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii loosoo afmeeri lahaa colaado sokeeye oo dhowaan ka dhacay degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada hoose oo ay ku dirireen maleeshiyada laba beel oo walaalo ah oo halkaasi wada dega.<\/p>\n<p>Guddi ka socda Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka Koonfur galbeed oo xalka colaaddaasi ku howlanaa ayaa u yeeray qaar kamid ah saraakiisha Ciidamada Militiriga, Xubno ka tirsan Baarlamaannada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, kuwaas oo la tuhmayo iney kaalin ka qaateen dagaallaas, sidoo kalena waxey shaqo joojin ku sameeyeen\u00a0 Guddoomiyihii degmada Wanlaweyn Maxamed Siidow Cabdiraxmaan .<\/p>\n<p>Ciidamada booliska Soomaaliya qeybta barista dembiyada ayaa furay gal-dacwadeed ka dhan ah Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax \u201cKala-dire\u201d oo ka tirsan baarlamanka maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale Xildhibaan Mayow Mustaf Xasan oo kamid ah Baarlamanka Koonfur Galbeed , waxaa sidoo kale baaris lagu sameynayaa Xildhibaan hore Maxamed Taraafiko oo horay uga mid ahaa Baarlmankii hore ee Koonfur galbeed, dhammaantood ayaa waxaa la amray iney tagaan xarumaha Ciidamada baarista booliska si looga qoro cadeymo dheeraad ah, oo la xiriira Colaaddii walla-weyn ka dhacday iyo haddii ay jiraan kaalin muuqata iyo mid dadban ay ku lahaayeenba.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Abaanduulihii guutada 7-aad ee Ciidamda Xoogga Soomaaliya iyo qof kale oo loogu tilmaamay dagaal-ooge ayaa looga yeeray Maxkamadda Ciidamada ee Soomaaliya, kuwaas oo lagu haaysto iney qeyb ka yihiin colaaddii halkaasi ka dhacday .<\/p>\n<p>Dagaalladii u dhexeeyay maleeshiyaadka beelaha walaalaha ah ee ka dhacay walaweyn ayaa waxaa si weyn uga xumaaday guud ahaan bulshada, waxeyna dowladda Soomaaliya ku dhaqaaqday sidii guud ahaanba loo xalli lahaa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii loosoo afmeeri lahaa colaado sokeeye oo dhowaan ka dhacay degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada hoose oo ay ku dirireen maleeshiyada laba beel oo walaalo ah oo halkaasi wada dega. Guddi ka socda Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka Koonfur galbeed oo xalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64404"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64414,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64404\/revisions\/64414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}