{"id":6440,"date":"2012-05-23T03:36:51","date_gmt":"2012-05-23T03:36:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6440"},"modified":"2012-05-23T03:36:51","modified_gmt":"2012-05-23T03:36:51","slug":"sheekh-maxamed-yuusuf-xeefowshirka-addis-ababa-waxaa-ku-sugan-kuwa-shaarka-ahlu-sunna-xeran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/sheekh-maxamed-yuusuf-xeefowshirka-addis-ababa-waxaa-ku-sugan-kuwa-shaarka-ahlu-sunna-xeran\/","title":{"rendered":"Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow&#8221;Shirka Addis Ababa waxaa ku sugan kuwa shaarka Ahlu Sunna Xeran."},"content":{"rendered":"<h2><em><span style=\"color: #3366ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/xeefow1-150x150-e1337744154938.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6441\" title=\"xeefow1-150x150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/xeefow1-150x150-e1337744154938.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/em><\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddomiyaha fulinta Ahlu sunna Waljamaaca gobolada dhexe Sheekh Yuusuf Maxamed<br \/>\nXeefoow oo warbaahinta la hadlay isagoo ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxa uu<br \/>\nsheegay in shirkii shalay ka furmay dalka Itoobiya ee ay yeelanayaan<br \/>\nsaxiixayaasha Road Map-ka aysan jirin cid dhinacooda uga qeybgaleysa maka laga<br \/>\nreebo ayuu yiri dad shaar Ahlu Sunna loo soo geliyey oo ka shaqeeya xaunta<br \/>\nMadaxtooyada iyo xafiiska Madaxweynaha dowladda KMG.<\/p>\n<p>\u201cShirka waxaa ku sugan kuwa shaarka Ahlu Sunna loo soo geliyay, weligoodna<br \/>\naan ka mid noqon Ahlu Sunna, waxaana maqaalo nagu ah inay ka shaqeeyaan xafiiska<br \/>\nSheekh Shariif\u201d ayuu si kulul u yiri Guddoomiyaha fulinta Ahlu Sunna Waljamaaca<br \/>\nee gobolada dhexe Sheekh Yuusuf Maxamed Xeefoow.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cCid ma tasha Ahlu Sunna oo shirkaasi ka qeybgaleysa ma jirto, ina Macalin<br \/>\nNuur horay anagaa ugu magacawnay Xoghayaha gobolka Banaadir, markii dambe wasiir<br \/>\nayuu dowladda ka noqday, haddana waa la taliyaha Madaxweyne Shariif, xilkii aan<br \/>\nu magacawnayna marhore ayaan ka qaadnay\u201d ayuu yiri Sheekh Xeefow.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si kasta oo ay ahaataba hadalka ka soo yeeray maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca<br \/>\nee gobolada dhexe ayaa ku soo aadaya iy-adoo uu isa soo tarayo kala aragti<br \/>\nduwanaanshiyaha u dhaxeysa dowladda KMG iyo maamulada dalka ka jira qaarkood oo<br \/>\nay qeyb ka tahay Ahlu Sunna Waljamaaca, waxayna Ahlu Sunna iyo dowladda KMG ay<br \/>\nisku khilaafeen qaabka ay Odayaasha dhaqanka ee ka qeybgalaya shirka lagu<br \/>\nansixinayo dastuurka loo soo xulayo, waxayna sheegeen in deegaanada ay ka<br \/>\ntaliyaan odayaashii ku sugnaa aan shirka Muqdisho uga socda Odayaasha aan laga<br \/>\nqeybgelin.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Guddomiyaha fulinta Ahlu sunna Waljamaaca gobolada dhexe Sheekh Yuusuf Maxamed Xeefoow oo warbaahinta la hadlay isagoo ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxa uu sheegay in shirkii shalay ka furmay dalka Itoobiya ee ay yeelanayaan saxiixayaasha Road Map-ka aysan jirin cid dhinacooda uga qeybgaleysa maka laga reebo ayuu yiri dad shaar Ahlu Sunna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6440","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6440\/revisions\/6442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}