{"id":64372,"date":"2020-04-10T23:07:26","date_gmt":"2020-04-10T20:07:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64372"},"modified":"2020-04-11T00:12:50","modified_gmt":"2020-04-10T21:12:50","slug":"dhaliyaro-loo-qoray-askar-oo-banaanbax-ka-dhigay-beledwyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/dhaliyaro-loo-qoray-askar-oo-banaanbax-ka-dhigay-beledwyne\/","title":{"rendered":"Dhaliyaro Loo Qoray Askar oo Banaanbax Ka Dhigay Beledwyne."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\u00a0Banaabxan oo ahaa mid balaaran islamarkaana wadooyinka lagu jaray\u00a0 taayarka baabuurta oo gubanaya ayaa waxaa Beledweyne ka dhigay dhalinyaro dhawaan loo qoray ciidanka dowlada, waxaana aay ka cawdeen xaquuq la\u2019aan iyo daryeel la\u2019aan, waxaana maamulka iyo madaxda laamaha amniga aay ku eedeyeen in aay ku tagri faleen xaquuqdooda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhalinyaradan oo kor u dhaafaya 150 ayaa ka kala yimid deegaanada gobolka Hiiraan, waxaana dhowrkii bil ee lasoo dhaafay aay kusugnaayeen xarunta maamulka gobolka ee Beledweyne, dhalinyarada ayaa loo sheegay in dhawaan si rasmi ah loo qaadan doono islamarkaana aay kamid noqon doonaan ciidanka dowlada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Qaar kamid ah oo aan wareeysanay ayaa noo xaqiijiyay inaay ku suganyihiin daruufo kala duwan, waxaay sheegeen inaaysan haaysan hooy aay seexdaan, daryeel iyo xaquuq kale intaba, waxaay kale oo aay xaqiijiyeen in madaxda maamulka iyo laamaha amnigu aay iska dhaga tireen xaaladooda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cSaraakiil kamid ah amniga ayaa nasoo qoray, waxaa naloo sheegay in aan kamid noqon doono ciidanka qaranka, bilooyin badan ayaan joognaa xarunta gobolka, ilaa hada majirto xaquuq iyo daryeel nala siiyay, xaquuq kale iska dhaafe majirto meel rasmi ah oo aan deganahay, waxaan seexanaa banaaka xarunta gobolka, waxaan dowladena ka codsaneeynaa inaay fiiriyaan dhibaatada aan kujirno\u201d ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada oo ogolaaday inuu nala hadlo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxda laamaha amniga iyo maamulka gobolka Hiiraan oo aan isku daynay inaan arimahan wax ka weeydiino ayaaysan inoo suuragalin, hasa-ahaatee ilo u dhadhaw maamulka ayaa inoo xaqiijiyay inaay jiraan cabashooyinka qaar ee aay qabaan dhalinyaradan, waxaa kale oo aay xaqiijiyeen in waqti dheer aay joogeen xarunta gobolka Hiiraan welina aan si rasmi ah loo qorin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Mudooyinkii dambe waxaa si xoogan usocday diiwaan galinta askareeynta, waxaana 300 oo kuwan ka horeeyay loo qaaday deegaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaas loogu furay tababar. Lama oga sababha rasmiga ah ee dhalinyaradan aay u waayeen daryeelka aay helaan ciidanka cusub ee loo askareeyo qaranka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Banaabxan oo ahaa mid balaaran islamarkaana wadooyinka lagu jaray\u00a0 taayarka baabuurta oo gubanaya ayaa waxaa Beledweyne ka dhigay dhalinyaro dhawaan loo qoray ciidanka dowlada, waxaana aay ka cawdeen xaquuq la\u2019aan iyo daryeel la\u2019aan, waxaana maamulka iyo madaxda laamaha amniga aay ku eedeyeen in aay ku tagri faleen xaquuqdooda. Dhalinyaradan oo kor u dhaafaya 150 ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64372"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64372\/revisions\/64380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}