{"id":6433,"date":"2012-05-23T03:22:20","date_gmt":"2012-05-23T03:22:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6433"},"modified":"2012-05-23T03:22:20","modified_gmt":"2012-05-23T03:22:20","slug":"gudoomiyaha-gobolka-shhoose-oo-oo-sheegay-in-dagaalka-ka-dhacay-number-50","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/gudoomiyaha-gobolka-shhoose-oo-oo-sheegay-in-dagaalka-ka-dhacay-number-50\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka sh\/hoose oo oo sheegay in dagaalka ka dhacay number 50."},"content":{"rendered":"<h2><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Dr_-C_qaadir-300x225.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6434\" title=\"Dr_-C_qaadir-300x225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Dr_-C_qaadir-300x225-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\n<em><span style=\"color: #0000ff;\">SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/em><\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/qaadir maxamed nuur oo ah Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose waxa uu sheegay in dagaalkii maalintii shalay ka dhacay qeyba ka mida gobolka shabeellaha hoose in ay qaadeyn dadka deeganka iyo ciidamada xooga dalka soomaaliyed sida uu hadalka udhigay<\/p>\n<p>maalintii shalay ayaay aheyd markii dagaal xoogan uu ka dhacay deganada ay ka midka yihiin number 50 iyo deeganka owdhegle ee gobolka shabellaha hoose<\/p>\n<p>gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in\u00a0 dagaaladasi ay hordhac u ahaayeen dagaallo uu sheegay in soomaaliya looga sarro xarakada alshabaab ee soomaaliya<\/p>\n<p>mr nuur ayaa waxa uu sheegay in dadka deeganka ay udiyaar noqdeen hada in ay iska xoreeyan xarakada alshabaab ee ka taliso qeyba ka mida deeganada hoos taga gobolka sh\/hoose.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; C\/qaadir maxamed nuur oo ah Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose waxa uu sheegay in dagaalkii maalintii shalay ka dhacay qeyba ka mida gobolka shabeellaha hoose in ay qaadeyn dadka deeganka iyo ciidamada xooga dalka soomaaliyed sida uu hadalka udhigay maalintii shalay ayaay aheyd markii dagaal xoogan uu ka dhacay deganada ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6433","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6433"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6436,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6433\/revisions\/6436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}