{"id":64329,"date":"2020-04-07T19:42:44","date_gmt":"2020-04-07T16:42:44","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64329"},"modified":"2020-04-07T20:26:18","modified_gmt":"2020-04-07T17:26:18","slug":"m-weynihii-hore-ee-soomaliya-xasan-sheekh-oo-bogaadiyey-xallinta-khilaafkii-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/m-weynihii-hore-ee-soomaliya-xasan-sheekh-oo-bogaadiyey-xallinta-khilaafkii-galmudug\/","title":{"rendered":"M\/weynihii Hore ee Soomaliya Xasan Sheekh oo Bogaadiyey Xallinta Khilaafkii Galmudug."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo qoraal kooban soo dhigay barahiisa xariirka bulshada ayaa bogaadiyay horumarada laga gaaray qilaafkii u dhaxeeyay madaxda iyo siyaasiyiinta Galmudug oo ku kala aragti duwanaaday doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xasan sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay madaxweeynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor, dhanka kale waxaa uu bogaadiyay madaxweeynihii hore Axmed Ducaale Xaaf waxaana uu ku amaanay sida odaynimada leh ee uu u tanaasulay islamarkaana uu u arkay muhiimada aay leedahay midnimada Galmudug.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cWaxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dadweynaha reer Galmuduga iyo hoggaankooda madaxweyne Axmad Cabdi Kaariye (Qoorqoor. Sidoo kale waxaan bogaadinayaa Madaxweynihii hore Mudane Axmad Ducaale Geelle Xaaf sida dhiirranaanta iyo odaytinnmada leh ee uu u qaddariyay muhimadda ay leedahay Galmudug mideysan. Sidoo kale waxaan bogaadinayaa guud ahaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Galmudug iyo gaar ahaan xildhibaannada labada aqal ee baarlammaanka Federaalka ee Soomaaliya oo muddadii la soo dhaafay ku howlanaa mideynta iyo dib u heshiisiinta Galmudug. Waxaan u rajeynayaa shacabka, maamulka iyo madaxda Galmudug, Guul, gobannimo iyo Galmudug MID AH oo NABAD ku waarta\u201d. Sidaas waxaa bogiisa ku qoray madaxweynihii hore Xasan sheekh Maxamuud.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Shalay ayaay ahaayd markii madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele uu tagay magaalada Dhuusamareeb islamarkaana si weeyn loogusoo dhaweeyay, Xaaf ayaa caasimada Galmudug isaga baxay 10 bil kahor xiligaas oo aay isku dhaceen maamulkii hore ee Ahlusunna, waxaana tan iyo dhismihii Galmudug uu kusugnaa magaaloyinka Muqdisho iyo Galkacyo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweeynaha dhawaan ladoortay ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo oo doorashadii kadib lakulmay qilaaf adag oo kaga yimid xildhibaanada iyo siyaasiyinta Galmudug ayaa bilaabay wadahadalo lagu xalinayo tabashooyinka aay qabeen, waxaana hada muuqanaya inuu guulo ka gaaray wadahadalaasi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo qoraal kooban soo dhigay barahiisa xariirka bulshada ayaa bogaadiyay horumarada laga gaaray qilaafkii u dhaxeeyay madaxda iyo siyaasiyiinta Galmudug oo ku kala aragti duwanaaday doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Xasan sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay madaxweeynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor, dhanka kale waxaa uu bogaadiyay madaxweeynihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64329\/revisions\/64340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}