{"id":64318,"date":"2020-04-06T22:32:06","date_gmt":"2020-04-06T19:32:06","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64318"},"modified":"2020-04-06T22:47:36","modified_gmt":"2020-04-06T19:47:36","slug":"degmada-wanlaweyn-ee-g-sh-hoose-oo-dagaal-khasaare-gaystey-ku-dhex-marayo-labo-beelood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/degmada-wanlaweyn-ee-g-sh-hoose-oo-dagaal-khasaare-gaystey-ku-dhex-marayo-labo-beelood\/","title":{"rendered":"Degmada Wanlaweyn ee G\/sh\/hoose oo Dagaal Khasaare Gaystey Ku Dhex Marayo Labo Beelood."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo wada dega degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose ayaa keenay saameeyn aan wanaagsaneeyn kadib markii dad lagubay kuwana lagowracay islamarkaana guryo badan dab laqabadsiiiyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dagaalkan oo aay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 qof, kuna dhaawacmeen 30 kale, balse dhacdooyinka argagaxa leh ee laga wariyay dagaalka ayaa ah in aabo iyo caruurtisa oo lagu weeraray guri aay daganayeen islamarkaana dhamaantood lagu laayay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dagaalka oo ka biloowday degmada Wanlaweyn ayaa ku fiday deeganada u dhadhaw, waxaana lasheegayaa inuu saameeyay ilaa 5 tuulo oo hoostagta degmada, dadka deegaanka ayaa sheegaya inaay jiraan guryo badan oo dab laqabadsiiyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu arkay qof lagubayo, waxaana aay dadka ku beertay argagax badan maadaama aay tahay arin kucusub dagaalada kadhaca Somaaliya. Waxaana arinkaas si weeyn uga hadlay bulshada Somaliyeed ee isticmaasha baraha bulshada oo sheegay inaay tahay fal kabaxsan bani\u2019aadanimada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabelada Hoose Maxamed Sidoow ayaa sheegay inaay ku howlanyihiin sidii loo xalin lahaa dagaalkan, wuxuuna sheegay inay garab badan ka rabaan siyaasiyiinta iyo waxgaradka labada beelood si xal rasmi ah loo gaaro.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cWaxaan lakulanay labada dhinac ee dagaalamay waxaan biloownay wada xaajood aan dagaalka ku xalineeyno runtii ma ahan howl fudud laakiin waxaan rajeeynaa in Alle nagu guuleeyo, waxgaradka labada dhinac waxaan ka codsaneeynaa inaay nagala shaqeeyaan sidii aan colaadan u joojin lahaayn. Dagaalkan wuxuu ka bilowday isbaaro aay dhigteen maleeshiyada mid kamid ah beelaha, laakiin arinka foosha xun wuxuu ahaa markii 8 qof hal meel lagu dilay iyo in dab laqabsiiyo, aad ayaan uga xunahay falalka dhacay\u201d ayuu yiri gudoomiye Siidoow.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Maamulka degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabelada Hoose ayaa ugu dambeeyn ka codsaday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koofur Galbeed inaay ka caawiyaan sidii loosoo afjari lahaa dagaaladan oo yeelanaya saameeyn aan wanaagsaneeyn.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo wada dega degmada Walaweeyn ee gobolka Shabelada Hoose ayaa keenay saameeyn aan wanaagsaneeyn kadib markii dad lagubay kuwana lagowracay islamarkaana guryo badan dab laqabadsiiiyay. Dagaalkan oo aay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 qof, kuna dhaawacmeen 30 kale, balse dhacdooyinka argagaxa leh ee laga wariyay dagaalka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64318"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64318\/revisions\/64323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}