{"id":64306,"date":"2020-04-06T18:54:07","date_gmt":"2020-04-06T15:54:07","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64306"},"modified":"2020-04-06T22:44:42","modified_gmt":"2020-04-06T19:44:42","slug":"gudoomiyihii-xilka-laga-qaadey-carraale-oo-sheegay-in-lasoo-weerarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/gudoomiyihii-xilka-laga-qaadey-carraale-oo-sheegay-in-lasoo-weerarey\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Xilka Laga Qaadey ee G\/hiiraan Carraale oo Sheegay In Lasoo Weerarey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\u00a0Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo weli kujira xarunta gobolka islamarkaana diidan xilka qaadista ayaa sheegay inaay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.<\/div>\n<div align=\"justify\">Caraale ayaa sheegay in ciidanku aay risaaseyeen guriga uu deganyahay islamarkaana arinkaas aay qaboojiyeen ciidanka AMISOM, waxaana uu intaas ku daray in aay lawareegeen xarunta gobolka oo uu ku tilmaamay inaay tahay xaruntii hore ee gobolka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cCiidan ilaalo u ah madaxweeyne Waare ayaa igusoo weeraray guriga gobolka waxaay rideen rasaas badan waxaana xaalada qaboojiyay ciidanka AMISOM, waxaan ciidamada kala duwan ee gobolka ugu baaqayaa inaay ka shaqeeyaan xasiloonida iyo amniga gobolka. Waare waxaan isku haaysanaa waa arimo laxariira dastuurka, waxaana dowlada iyo hay\u2019adaha sharciga ka codsanayaa inaay soo faragaliyaan qilaafkan\u201d ayuu yiri Cali Caraale.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Hadalka ku aadan weerarka oo aan ka wareeysanay dadka ka agdhaw xarunta gobolka ayaa sheegay inaay maqleen rasaas kooban oo dhaceysa islamarkaana aaysan xaqiijin karin qaabka aay wax u dhaceen maadama xarunta gobolka aay tahay aag u xeran ciidamada AMISOM iyo kuwa militiriga Soomaaliya. Dhanka kale laamaha amniga ayaa ka gaabsaday inaay ka hadlaan rasaasta kadhacday xarunta gobolka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyahii xilka laga qaaday Cali Caraale ayaa degan hooyga aay degaan madaxda loosoo magacaabo inaay hogaamiyaan shacabka gobolka Hiiraan, waxaana hadalkiisa uu kusoo aadayaa xili shalay xarunta gobolka uu shir ku qabtay gudoomiyaha cusub Cali Jeeyte Cismaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii madaxweynaha Hirshabeelle uu xilka ka qaaday Cali Maxamed Caraale isagoo soo magacaabay Cali Jeeyte Cismaan. Mana ahan markii ugu horeeysay oo qilaaf uu kadhasho xil wareejinta gobolka Hiiraan waxaana sidan oo kale sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo weli kujira xarunta gobolka islamarkaana diidan xilka qaadista ayaa sheegay inaay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Caraale ayaa sheegay in ciidanku aay risaaseyeen guriga uu deganyahay islamarkaana arinkaas aay qaboojiyeen ciidanka AMISOM, waxaana uu intaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64306"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64322,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64306\/revisions\/64322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}