{"id":64297,"date":"2020-04-05T21:53:45","date_gmt":"2020-04-05T18:53:45","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64297"},"modified":"2020-04-05T22:12:17","modified_gmt":"2020-04-05T19:12:17","slug":"cali-jayte-gudoomiyaha-cusub-ee-g-hiiraan-oo-sheegay-in-uu-ka-shaqeyn-doono-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/cali-jayte-gudoomiyaha-cusub-ee-g-hiiraan-oo-sheegay-in-uu-ka-shaqeyn-doono-amniga\/","title":{"rendered":"Cali Jayte Gudoomiyaha Cusub ee G\/hiiraan oo Sheegay In uu Ka Shaqeyn Doono Amniga."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aan weli xilka lagu wareejin ayaa xarunta maamulka gobolka kula kulmay ku xigeenada gobolka, maamulka degmada iyo laamaha amniga gobolka Hiraan, waxaana looga hadlay dardar-galinta howlaha maamulka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Maamulka ayaa soo dhaweeyn balaaran u fidiyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan lasoo magacaabay waxaayna sheegeen in aay sugeeyso shaqo badan islamarkaana aay muhiim tahay in lahowl-galiyo hay\u2019adaha kala duwan ee maamulka iyo laamaha amniga.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha arimaha bulshada gobolka Hiiraan Shiiq Xuseen Cismaan cali ayaa sheegay in mudo dhowr bilood ah aanan lagu shaqeeyn xarunta gobolka islamarkaana aay iska xerneeyd, waxaana uu gudoomiyaha cusub ugu baaqay in dib loo furo xarunta islamarkaana loogu adeego shacabka oo baahi badan u qaba in shaqooyin looqabto.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo gabagabadii hadlay ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu lafariisto cidkasta oo wax ka tabaneeysa, waxaana uu sheegay inaay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo hormarka iyo amniga gobolka Hiraan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u201cDagaalka labaad ee aduunka ayaa laga heshiiyay, mana jirto dhibaato iska soconeeyso, waxaan diyaar u ahay inaan lafariisto qofkasta oo wax iga tabaneeyso, sidoo kale waxaan qaban doonaa dib u heshiisiin guud si aan wax qabadkeena aan u mideeyno. Manta waa biloow shirkeena xafiiskuna wuu inoo furanyahay, waxaana bilaabi doonaa shaqooyinkii bulshada\u201d ayuu yiri Cali Jeyte.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Cali Jeyte ayaa baaq u diray culimada Somaliyeed gaar ahaan kuwa gobolka Hiiraan isagoo ka codsaday inaay bilaabaan qur\u2019aan aqris balaaran oo looga hortagayo xanuunka safmareeynka ah ee Caronavirus, waxaana uu sheegay in qur\u2019aanka oo kaliya looga badbaadi karo xanuunkan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gudoomiyihii hore ee gobolka Cali Caraale ayaa weli diidan inuu xilka ku wareejiyo gudoomiyaha cusub waxaana shir uu qabtay uu sheegay inuu fashilmay wadahadal u dhaxeeyay isaga iyo odayaasha dhaqanka oo kala hadlay inuu xilka wareejiyo, waxaana weli uu kusuganyahay hoyga aay dagaan madaxda maamulka Hiiraan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aan weli xilka lagu wareejin ayaa xarunta maamulka gobolka kula kulmay ku xigeenada gobolka, maamulka degmada iyo laamaha amniga gobolka Hiraan, waxaana looga hadlay dardar-galinta howlaha maamulka. Maamulka ayaa soo dhaweeyn balaaran u fidiyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan lasoo magacaabay waxaayna sheegeen in aay sugeeyso shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64297","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64297"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64301,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64297\/revisions\/64301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}