{"id":64285,"date":"2020-04-05T19:50:51","date_gmt":"2020-04-05T16:50:51","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64285"},"modified":"2020-04-05T22:40:26","modified_gmt":"2020-04-05T19:40:26","slug":"wasiir-sadiiq-xirsi-warfaa-oo-kulan-la-qaatey-gudiga-shaqaalaha-rayidka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/wasiir-sadiiq-xirsi-warfaa-oo-kulan-la-qaatey-gudiga-shaqaalaha-rayidka-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Sadiiq Xirsi Warfaa oo Kulan La Qaatey Gudiga Shaqaalaha Rayidka ah."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabbilay guddiga qaranka ee Shaqaalaha Rayidka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, Mudane Xasan Abshirow Maxamed oo ay weheliyeen dhammaan xubnaha guddiga ayaa warbixin ka siiyay wasiirka howlaha guddiga.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Maanta in dhammaan xubnaha guddiga shaqaalaha rayidka ay ku suganyihiin wasaaradoodii oo dib u dhis iyo horumar ballaaran uu ka muuqdo, waa arrin taariikh inoo leh &#8211; waxaan uga mahadcelinaynaa wasiirka sida sinnaanta iyo isku midka ah ee wasaaradda iyo guddiga uu uga shaqeynayo,maaddaama labadaba uu maamullo, taas waxaa caddeyn inooga filan sida joogtada ah ee wasiirka uu guddiga uga warhayo una booqdo xarunta guddiga.&#8221; ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, Mudane Xasan Abshirow.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xildhibaan Sadiq Warfa, wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa guddiga uga mahadceliyay shaqada ay qaranka u hayaan, wuxuu si cad u sheegay dadaalka u badan inuu xilligan galinayo horumarinta guddiga iyo sidii guddiga uu ku heli lahaa xarun u gaar ah oo la dhiso.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Guddiga wuxuu muhiimad u leeyahay horumarinta shaqaalaha, waa qodob ka mid ah waxyaabihii aan diiradda saareynay markii aan xilka la wareegay, waxa aan mar kale idin sheegayo ayaa ah hadda inay iga go&#8217;ansatay sidii guddiga uu ku heli lahaa dhisme u gaar ah iyo horumarinta howlwadeennadiisa si la mid howlwadeennada wasaaradda oo horumarin ay ku socoto.&#8221; ayuu yiri Wasiir Sadiq Warfa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabbilay guddiga qaranka ee Shaqaalaha Rayidka. Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, Mudane Xasan Abshirow Maxamed oo ay weheliyeen dhammaan xubnaha guddiga ayaa warbixin ka siiyay wasiirka howlaha guddiga. &#8220;Maanta in dhammaan xubnaha guddiga shaqaalaha rayidka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64285"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64305,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64285\/revisions\/64305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}