{"id":6424,"date":"2012-05-22T15:27:02","date_gmt":"2012-05-22T15:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6424"},"modified":"2012-05-22T15:27:02","modified_gmt":"2012-05-22T15:27:02","slug":"craxmaan-xoosh-jibriildastuurkaan-ansixiinta-lagu-muransanyahay-waxaa-soo-diyaariyay-rag-ajnabi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/craxmaan-xoosh-jibriildastuurkaan-ansixiinta-lagu-muransanyahay-waxaa-soo-diyaariyay-rag-ajnabi-ah\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Xoosh Jibriil&#8221;Dastuurkaan Ansixiinta Lagu Muransanyahay Waxaa Soo Diyaariyay Rag Ajnabi Ah."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/HOOSH5-300x225.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6425\" title=\"XOOSH  JIBRIIL\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/HOOSH5-300x225-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka dastuurka xukuumadda KMG Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jibriil oo la<br \/>\nhadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in qabyo qoraaleedka<br \/>\ndastuurka ee ay dowladda KMG ku howlantahay ansixintiisa ay sameyntiisa ku<br \/>\nlugleeyihiin dad ajaanib ah oo qaarkood ka tirsan Qaramada Midoobay sida uu<br \/>\nhadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in qabyo<br \/>\nqoraalka dastuuka cusub ee lagu wado inay Soomaaliya yelato ay ku lugleeyihiin<br \/>\ndad ajnabi ah, isla markaasna ay dadkaasi wax ka qoreen dastuurka haatan lagu<br \/>\nmurunsanyahay, kuwaas oo ay dowladdu sheegtay in qaarkood ay u shaqeeyaan<br \/>\nQaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Wasii Xoosh ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dadkaasi ay yihiin dad quburo ah<br \/>\noo ay xukuumadda KMG Soomaaliya u yeeratay, wuxuuna tilmaamay in dowladdo badan<br \/>\noo caalamka ka tirsan ay ku gacnsiiyeen dadkaasi ajnabihga ah ee dastuuka wax ka<br \/>\nqoray sameeynta dastuurkooda, isagoo xusay in dastuurkii la sameeyay sanadkii<br \/>\n1960-kii sameyntiisa ay dowladdii Soomaaliya ka gacan siiyeen sida uu hadlaka u<br \/>\ndhigay dad Talyaani ah, haddana aan laga maarmin dad ajaanib ah oo sameeynta<br \/>\ndastuurka ku gacan siiya dowladda KMG Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka dastuurka xukuumadda KMG Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh<br \/>\nJibriil ayaa soo hadalqaaday xuquuqda uu haweenka siinayo dastuurkan cusub, kaas<br \/>\noo u ogolaanaya inay qabtaan jago sare, waxana uu sidoo kale sheegay inaanu<br \/>\njirin hadalka ah in caalamku ay ku dowladda KMG in haweenka door muhiim ah ay ku<br \/>\nyeeshaan siyaasadda dalka, isla markaasna ay qaban karaan xilalka ugu sareeya<br \/>\ndalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/raxmaan Xoosh Jibriil oo ah wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Faderalka<br \/>\nxukuumada KMG Soomaaliya ayaa ugu dambeyn waxa uu beeniyay in dastuurka ay ku<br \/>\njiraan qodobo ka horimaanaya shareecadda Islaamka, waxaana uu tilmamay in<br \/>\nhadaladaasi ay jeedinayaan dad dano gaar ah leh sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Wasiirka dastuurka xukuumadda KMG Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jibriil oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in qabyo qoraaleedka dastuurka ee ay dowladda KMG ku howlantahay ansixintiisa ay sameyntiisa ku lugleeyihiin dad ajaanib ah oo qaarkood ka tirsan Qaramada Midoobay sida uu hadalka u dhigay. &nbsp; Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6424","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6424\/revisions\/6427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}