{"id":64191,"date":"2020-04-01T00:49:08","date_gmt":"2020-03-31T21:49:08","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=64191"},"modified":"2020-04-01T00:52:37","modified_gmt":"2020-03-31T21:52:37","slug":"doorashooyinkii-ka-dhici-lahaa-dalka-ethiopia-oo-dib-loo-dhigay-xanuunka-covid-19-awgiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/04\/doorashooyinkii-ka-dhici-lahaa-dalka-ethiopia-oo-dib-loo-dhigay-xanuunka-covid-19-awgiis\/","title":{"rendered":"Doorashooyinkii Ka Dhici Lahaa Dalka Ethiopia oo Dib Loo Dhigay Xanuunka Covid-19 Awgiis."},"content":{"rendered":"<p>Ethiopia ayaa shaacisay inay dib u dhicidoonaan doorashooyinka guud ee loo qorsheeyay dhamaadka bisha Agoosto, iyadoo loo aaneeyayo walaaca laga qabo faafitaanka caabuqa coronavirus, guddiga doorashada ee dalkaas ayaa maanta sheegay.<\/p>\n<p>Ethiopia waxay xaqiijisay 26 kiis oo fayras ah. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa la filayay inay bilaabato Abril 22 oo ay ka dhiman tahay wax kayar hal bil.<\/p>\n<p>Waqtiga cusub oo doorashada loo qorsheeyay lama sheegin, balse guddigu waxay xuseen in marka laga baxo musiibada Covid 19 la mudayndoono jadwalka doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga ayaa go\u2019aansaday inaysan u qaban karin doorashada sidii loogu talagalay &#8230; sidaa darteed waxay go\u2019aansadeen inay baabiyaan jadwalka taariikhdaas oo ay hakiyaan howlaha oo dhan, &#8220;ayay guddiga codbixinta ku sheegeen bayaan ay soo saareen,\u201d<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa horjoogsan karta dhammaystirka waqtiga loogu talagalay diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo qoritaanka iyo tababarka goobjoogayaasha sida uu sheegay guddiga doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ethiopia ayaa shaacisay inay dib u dhicidoonaan doorashooyinka guud ee loo qorsheeyay dhamaadka bisha Agoosto, iyadoo loo aaneeyayo walaaca laga qabo faafitaanka caabuqa coronavirus, guddiga doorashada ee dalkaas ayaa maanta sheegay. Ethiopia waxay xaqiijisay 26 kiis oo fayras ah. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa la filayay inay bilaabato Abril 22 oo ay ka dhiman tahay wax kayar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":64192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-64191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64193,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64191\/revisions\/64193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}