{"id":63983,"date":"2020-03-19T21:07:24","date_gmt":"2020-03-19T18:07:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63983"},"modified":"2020-03-19T22:08:06","modified_gmt":"2020-03-19T19:08:06","slug":"ganacsatada-kordhisa-qiimaha-maciishadda-oo-somaliland-sheegtey-in-ay-talaabo-ka-qadeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/ganacsatada-kordhisa-qiimaha-maciishadda-oo-somaliland-sheegtey-in-ay-talaabo-ka-qadeyso\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Kordhisa Qiimaha Maciishadda oo Somaliland Sheegtey In Ay Talaabo Ka Qadeyso."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay talaabo ka qaadi doonaan ganacsatada iskudayda inay qaali gareeyaan raashinka si ay uga faa\u2019iidaystaan cabsida laga qabo cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Samaliland Maxamed Kaahin oo ay wehelinayaan laamaha amniga ayaa sheegay in dhamaan gudoomiyeyaasha goboladda dalka ay si joogto ah ula socdaan ganacsatada raashinka iibinaya ee qaali gareeya si sharciga loo horgeeyo.<\/p>\n<p>\u201cgudoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland waxa uu sheegay in aanay jirin raashin la\u2019aan, in aan raashinka qiimo ku kordhin cidii qaali garaysa raashinka dawlada kala shaqaynayaan in talaabo laga qaado\u201dayuu yidhi Maxamed Kaahin.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Kaahin waxa uu u hanjabay ganacsatadda isku dayda inay qaaligarayso Raashinka, waxaanu yidhi \u201cgudoomiyeyaasha iyo maayarada degmooyinka waxa lagu wargalinayaa inay si joogto ah ula socdaan bakhaarada, tukaamada iyo ganacsatada Raashinka iibiya, cid alaale iyo cidii lagu arko inay sicirkii kicinayaan in talaabo laga qaado\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid\u00a0 ayaa sheegay in aanay jirin raashin iyo dawo kala go\u2019aya sabab loo qaali gareeyaana aanay jirin, sidaas darteed cidii qiimaha raashinka kordhisa talaabo laga qaadi doonno.<\/p>\n<p>\u201cHaddii aanu nahay rugtii ganacsiga\u00a0 iyo shirkadihii Raashinka keenayey wax raashin ah oo wadanka ka kala go\u2019ay ma jirto, dawooyinka kuwo khuseeya cudurkan Corona Virus ee lagula tacaalaana way yaalaan inta soo socota cashuur dhaaf bay dawladu uga dhigtay, wax kala go\u2019ayaana ma jirto\u201dayuu yidhi Caydiid.<\/p>\n<p>Bakhaarada qaar ayaa illaa shalay kuyuu loogu jirey, waxaanay dadku ka cabsi qabeen inuu raashinku ku kala go\u2019o amaba la qaali gareeyo, halka dadka qaar sheegayaan in bakhaarada qaar qiimihii meceeshada kordhiyeen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay talaabo ka qaadi doonaan ganacsatada iskudayda inay qaali gareeyaan raashinka si ay uga faa\u2019iidaystaan cabsida laga qabo cudurka Corona Virus. Wasiirka Arrimaha Gudaha Samaliland Maxamed Kaahin oo ay wehelinayaan laamaha amniga ayaa sheegay in dhamaan gudoomiyeyaasha goboladda dalka ay si joogto ah ula socdaan ganacsatada raashinka iibinaya ee qaali gareeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63983\/revisions\/63991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}