{"id":63956,"date":"2020-03-17T22:52:09","date_gmt":"2020-03-17T19:52:09","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63956"},"modified":"2020-03-18T04:06:26","modified_gmt":"2020-03-18T01:06:26","slug":"63956","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/63956\/","title":{"rendered":"Ammaro La Xiriira Corono-Viruses Oo Lagu Soo Rogay Qaar Kamid Ah Masaajidda Nairobi."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Masjidka Jaamica ee magaalada Nairobi ayaa shaaciyay tallaabooyin uu uga hortagayo faafidda cudurka saf-marka ah ee uu keeno fayraska Corona, kuwaasoo dhaqangeliya maanta oo Talaada ah.<\/p>\n<p>Golaha sare ee masaajidka ayaa war qoraal ah ku sheegay in waqti kooban loo oggolaanayo dadka ku cibaadeysta isla markaana la yareyn doono waqtiga Salaadda Jimcaha.<\/p>\n<p>&#8220;Masaajidka waxa la furi doonaa 15 daqiiqo ka hor xilliga salaad kasta, waxaana uu sii furnaan doonaa 15 daqiiqo saaladda kadib, dadkuna waxa ay ka geli doonaan saddex albaab oo keliya,&#8221; ayaa lagu sheegay qoraalka.<\/p>\n<p>Masaajidka ayaa maalinta Jimcaha furnaan doona 12.30pm ilaa 1.25pm si ay dadka ugu gutaan salaaddaasi muhiimka ah.<\/p>\n<p>Maadaama cudurkan lagu kala qaado tabashada iyo u dhawaanshaha bukaannada qaba ayaa waxaa laga cabsi qabaa in goobaha dadka ay isugu tagaan sida masaajidda ay sahli karaan inuu cudurkani aad u faafo.<\/p>\n<p>Muslimiinta ku tukada masaajidka ayaa laga codsaday inay dibedda ka soo weysa qaataan, maadaama la xiri doono dhammaan goobaha weysada iyo musqulahiisa.<\/p>\n<p>Masaajidka ayaa ah kan ugu weyn Kenya, waxaana maalintiiba ku cibaadeysta kumannaan Muslimiin ah.<\/p>\n<p>Maamulka masaajidka ayaa sidoo kale ugu baaqay dadka da&#8217;da ah iyo carruurta inaysan tegin masaajidka.<\/p>\n<p>Tallaabooyin noocaasi oo kale ah ayaa waxaa qaaday masaajidka Raxma ee ku yaal xaafadda Hurlingham ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Jimcihii ayay ahayd markii kiiskii ugu horreeyay ee xanuunka Covid-19 ee uu keeno fayraska Corona laga helay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Golaha sare ee culimada Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan fatwooday in dadka qaba fayraska Corona ay mamnuuc ka tahay Saaladda Jimcaha iyo inay xaadiraan masaajidda.<\/p>\n<p>Waxa ay uga baaqeen dadka looga shakiyay fayraska inay guryahooda joogaan oo ay iskarantiilaan, iyadoo dadka ka cabsi caqaba inuu ku dhacana loo oggol yahay inay guryahoodda joogaan.<\/p>\n<p>Corona oo bishii Desembar ka soo billowday Shiinaha ayaa saameeyay dalal badan oo caalamka ah iyadoo kumanaan qof ay u dhinteen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masjidka Jaamica ee magaalada Nairobi ayaa shaaciyay tallaabooyin uu uga hortagayo faafidda cudurka saf-marka ah ee uu keeno fayraska Corona, kuwaasoo dhaqangeliya maanta oo Talaada ah. Golaha sare ee masaajidka ayaa war qoraal ah ku sheegay in waqti kooban loo oggolaanayo dadka ku cibaadeysta isla markaana la yareyn doono waqtiga Salaadda Jimcaha. &#8220;Masaajidka waxa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63956"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63966,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63956\/revisions\/63966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}