{"id":6391,"date":"2012-05-22T09:32:27","date_gmt":"2012-05-22T09:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6391"},"modified":"2012-05-22T09:41:48","modified_gmt":"2012-05-22T09:41:48","slug":"xarakada-mujaahidiin-oo-gurmad-dag-dag-ah-soo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xarakada-mujaahidiin-oo-gurmad-dag-dag-ah-soo-gaaray\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiin oo Gurmad Dag Dag Ah Soo Gaaray."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6399\" title=\"dag\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag1-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag1-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dag1.jpg 340w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Gurmadyo Xoog leh oo Taabacsan Xarakada Mujaahidiin Al-shabaab oo gowr Dhaw uga yimiden Dhinaca kore ee Degmada afgooye ee gobalka shabeelaha hoose,iyadoona ku sii qul qulayaan aagaga hore ee dagaalada iminkada ka soconayaan .<\/p>\n<p>gawaari badan oo ay la-socdaan dagaal-yahanada xarakada mujaahidiinta al-shabab ayaa waxay gowr dhaw ay ka soo Gudbeen laamiga dheer ee ceelasha biyaha,waxayna soo galeen jiida hore ee dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidamada soo gaaray xarakada ayaa tiradooda lagu sheegayaailaa iyo ilaa askari seddex boqol 300 ayaa waxay u soo baxeyn sidii ay garab u siin lahaayeen walaalahooda mujaahidiinta .<\/p>\n<p>wararka ayaa intaa ku daraya in qorshooyinka ciidamada mujaahidiinta al-shabaab uu ku aadan yahay ,sidii ay u difaacan lahaayeen deegaanadooda gacantana ugu dhigi lahaayeen goobo cusub.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Gurmadyo Xoog leh oo Taabacsan Xarakada Mujaahidiin Al-shabaab oo gowr Dhaw uga yimiden Dhinaca kore ee Degmada afgooye ee gobalka shabeelaha hoose,iyadoona ku sii qul qulayaan aagaga hore ee dagaalada iminkada ka soconayaan . gawaari badan oo ay la-socdaan dagaal-yahanada xarakada mujaahidiinta al-shabab ayaa waxay gowr dhaw ay ka soo Gudbeen laamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6391","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6391"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6391\/revisions\/6397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}