{"id":63889,"date":"2020-03-16T21:45:12","date_gmt":"2020-03-16T18:45:12","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63889"},"modified":"2020-03-16T22:03:42","modified_gmt":"2020-03-16T19:03:42","slug":"63889","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/63889\/","title":{"rendered":"Waqtigii Diiwaan-Gelinta Ururada Siyaasadeed Ee Doorashooyinka Puntland Oo Dhamaatay. ."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland waxay shaaciyeen in si rasmi ah uu u xirmay hannaanka diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland.<\/p>\n<p>Af-hayeenka guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Cabdinuur Sheikh Maxamed, ayaa sheegay in habka diiwaan-gelinta ururada siyaasadda oo soo bilowday 15-Dec-2019 uu soo xirmay beegan 15-Mar-2020, saacaddu markii ay ahayd 5:00pm Galabnimo.<\/p>\n<p>Mudane Cabdinuur Sheikh Maxamed ayaa tilmaamey in hannaanka diiwaan-gelinta ururada siyaasadda Puntland oo socday mudda saddex bilood ah uu ku soo dhammaaday si guul ah, islamarkaana wixii tafaasiil ah maalmaha soo socda uu guddigu shaacin doono.<\/p>\n<p>Gudigga ku-meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafiyay diwaan geliyay ururo siyaasadeed oo qaar ka mid ah ay ku midaysan-yihiin siyaasiyiin caan ka ah deegaanada Puntland kuwaas oo qaarkood madaxweynayaal ka soo noqday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland waxay shaaciyeen in si rasmi ah uu u xirmay hannaanka diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland. Af-hayeenka guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Cabdinuur Sheikh Maxamed, ayaa sheegay in habka diiwaan-gelinta ururada siyaasadda oo soo bilowday 15-Dec-2019 uu soo xirmay beegan 15-Mar-2020, saacaddu markii ay ahayd 5:00pm Galabnimo. Mudane Cabdinuur Sheikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63889"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63889\/revisions\/63892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}