{"id":63885,"date":"2020-03-16T21:38:31","date_gmt":"2020-03-16T18:38:31","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63885"},"modified":"2020-03-16T21:40:54","modified_gmt":"2020-03-16T18:40:54","slug":"63885","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/63885\/","title":{"rendered":"Safiirka Dowlada Turkiga Ee Soomaliya Oo Booqday Isbitaalka Yardimeli."},"content":{"rendered":"<p>Mahmed Yilmes Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa u kuur-galayay habsani u socadka shaqada isbitaalka, kaasi oo ay gacanta ku hayso hay\u2019ada laga leeyahay Dalka Turkiga, Cusbitaalkaan ayaa si rasmi ah u shaqa bilaabay sanadkii 2017.<\/p>\n<p>Safiirka oo ay wahliyaan masuulinta ugu sarreeysa isbitaalka ayaa qol qol u booqday waaxyaha kala duwan ee isbitaalka oo ay ku jiraan dad bukaan ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha qeybta caafimaadka Isbitaal Yardimeli Cabdirashiid sheekh yuusuf ayaa warbixin guud ka siiyay Safiirka iyo saaraakill la socatay shaqada isbitaalka uu u hayo shacabka Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Safiirka Turkiga u jooga Soomaliya ayaa ku amaanay maamulka isbitaalkal Yardimili shaqada ay u hayaan bulshada Soomaliyeed, kaasi oo hadda si fiican loo qalabeeyay, fuliyana adeegyo caafimaad oo casri ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mahmed Yilmes Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa u kuur-galayay habsani u socadka shaqada isbitaalka, kaasi oo ay gacanta ku hayso hay\u2019ada laga leeyahay Dalka Turkiga, Cusbitaalkaan ayaa si rasmi ah u shaqa bilaabay sanadkii 2017. Safiirka oo ay wahliyaan masuulinta ugu sarreeysa isbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63885"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63885\/revisions\/63888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}