{"id":63854,"date":"2020-03-15T00:17:24","date_gmt":"2020-03-14T21:17:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63854"},"modified":"2020-03-15T00:44:29","modified_gmt":"2020-03-14T21:44:29","slug":"wasaaradda-caafimaadka-soomaaliya-oo-shir-deg-deg-ah-ka-yeelatey-xanuunka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/wasaaradda-caafimaadka-soomaaliya-oo-shir-deg-deg-ah-ka-yeelatey-xanuunka-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shir Deg Deg ah Ka Yeelatey Xanuunka COVID-19."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta shir-deg-dag ah oo ku saabsan ka hor-tagga xanuunka Corona Virus iskugu yeedhay hay\u2019adaha iyo wadamada kale ee taageera Soomaaliya ka dib markii xanuunkan lagu arkay wadamada jaarka la ah Soomaaliya ee Itoobiya iyo Kenya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Foosiya Abiikar Nuur oo ka hadlaysay shirkaasi, ayaa sheegtay in ujeedka shirkaas uu ahaa siddii loogga war-bixin lahaa dedaalada ay wado Wasaaraddu, sida loogga gudbaayo caqabadaha jira iyo weli ba siddii loo mideyn lahaa dedaalada kala duwan ee socda, waxaana ay carabka ku dhufatay in wadamadii ka soo qeyb-galay ay balan-qaadeen inay Soomaaliya deg-dag u keenayaan qalabkii lagu oggaan lahaa xanuunkaasi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Shirkani wuxu ahaa shir deg-dag ah oo ku saabsan xanuunka Coranac Vires ka dib markii wadamada Kenya iyo Itoobiya lagu arkay, waxaanu door bidnay inay muhiim tahay inaanu deg-dag u qabano shir aanu dadka na taageera iyo kuwa dibadda ba aanu iskugu keenno. Waxaanu iyaga si gaara ugu sheegnay waxyaabihii aanu soo qabannay iyo caqabadaha Soomaaliya haysta si ay hortag aanu uga sameynno xanuunkan, waana taxadar uun inaanu waraysanno waxyaabaha aanu u baahannahay oo qalab, waxaana ay wadamadu noo balan-qaadeen qalabkii lagu oggaan lahaa inay noo keenaan\u201d. Ayey tidhi Dr. Foosiya Abiikar Nuur.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dr. Foosiya Abiikar Nuur oo sidoo kale hadalkeeda sii wadata, ayaa sheegtay inay jiraan 4-qof oo hadda lagu wado baadhitaanno ku saabsan xanuunkan Corona Virus oo la kaaratimeeyey balse illaa hadda aanay jirin wax calaamado ah oo muujinaaya inay xanuunkaas qabaan, waxaana ay tidhi:<\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Dadka ka yimaada meelaha xanuunku ku jirana waxa aanu Soomaaliya oo dhan ka wadnaa in dadkaas la geeyo meelo lagu hayo oo lagu baxnaaniyo inta xaaladdooda si rasmi ah loo oggaanayo oo illaa 14 beri ah, Afarta qof ee aanu hadda haynaa waa ay caafimaad qabaan, baadhitaan baana lagu sameeyey, runtii waa dad fiican hadda oo cudurkii Alle ha ka haayee wax muujinayaa aanu haynin oo sababo na tusaaya inay cudurkii qabaan aanay ka muuqanin, waa dad caafimaad qaba oo aanu ugu tallo-galnay in 14kaa cisho la haayo oo ka dib na la sii daayo&#8221;.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dr. Foosiya, waxay ugu dambeyn ku baaqdey in si weyn loogga qeyb-qaato ka hortagga xanuunkan isla mar ahaantaana la yareeyo socdaaladda kala duwan ee dalka dibaddiisa, goobaha ay ku kulmaan bulshooyinku iyo weli ba in kor loo qaado nadaafadda. Iyada oo sidoo kale na Ganacsatada iyo dadka kale ba ka codsatay inay taageero ku bixiyaan siddii xanuunkan loogga hor-tagi lahaa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta shir-deg-dag ah oo ku saabsan ka hor-tagga xanuunka Corona Virus iskugu yeedhay hay\u2019adaha iyo wadamada kale ee taageera Soomaaliya ka dib markii xanuunkan lagu arkay wadamada jaarka la ah Soomaaliya ee Itoobiya iyo Kenya. Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Foosiya Abiikar Nuur oo ka hadlaysay shirkaasi, ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63854"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63857,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63854\/revisions\/63857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}