{"id":6384,"date":"2012-05-22T09:13:59","date_gmt":"2012-05-22T09:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6384"},"modified":"2012-05-22T09:35:26","modified_gmt":"2012-05-22T09:35:26","slug":"xarakada-al-shaab-oo-markii-ugu-horeysay-soo-saartay-bayaan-ka-dhan-ah-ganacsatada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xarakada-al-shaab-oo-markii-ugu-horeysay-soo-saartay-bayaan-ka-dhan-ah-ganacsatada\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shaab oo Markii ugu Horeysay Soo Saartay Bayaan Ka dhan Ah Ganacsatada."},"content":{"rendered":"<div>\n<div>\n<div>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/span><br \/>\nBayaanka ka Dhanka ah Ganacsatada oo ay Soo Saareen xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Iyadoona ganacsatada lagu eedeeyay in Jaqayaan ama ey Miiranayaan Dhiigga Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Bayaanka oo ka So baxay Xafiiska La-socodka Dhaq Dhaqaaqa Hay&#8217;adaha ee Xarakada mujaahidiin al-Shabaab, ayaa waxay Xarakada ay si adag ugu cambaareyay ganacsatada soomaaliyeed,iyadoona dusha eed uga tuuray inay shacabka soomaaliyeed ka iibinayaan cunooyin dhacay.<\/p>\n<p>Bayaankana ayaa waxaa lagu muujinayaa in ganacsatada soomaaliyeed ay caado ka dhigteen inay shacabka soomaaliyeed ka iibiyaan raashin dhacay, laakin bayaanka waxaa lagu xusay ineysan u dulqaadan doonin wixii ka dambeeya 21-ka bishaan,oo shalay ku beegneed.<\/p>\n<p>ganacsatada soomaaliyeed ayaa waxay sidoo kale ay uga distay inaysan shacabka soomaaliyeed ka iinin raashiinka ay keentay hay&#8217;adda WFP , oo ay ku tilmaameen kuwo uu kolhore dhamaaday waqtigii loogu talla gallay in la-isticmaalo.<\/p>\n<p>Bayaanka Ayaa waxaa Xarakada Mujaahidiin Al-shabaab ku qeexeen inay tallaabo adag ka qaadi doonaan ganacsade walba oo amuurtaan dhagaha iska tira ama fulin waayo ama lagu arko,iyadoo hadhow ka dhigtay in eedeemo loo-soo jeediyo xaraka mujaahidiinta al-shabab, Haddi ay Ganacsatada tallabo ka Qaado.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<\/p>\n<p>Muqdisho,Somaliya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Bayaanka ka Dhanka ah Ganacsatada oo ay Soo Saareen xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Iyadoona ganacsatada lagu eedeeyay in Jaqayaan ama ey Miiranayaan Dhiigga Shacabka Soomaaliyeed. Bayaanka oo ka So baxay Xafiiska La-socodka Dhaq Dhaqaaqa Hay&#8217;adaha ee Xarakada mujaahidiin al-Shabaab, ayaa waxay Xarakada ay si adag ugu cambaareyay ganacsatada soomaaliyeed,iyadoona dusha eed uga tuuray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6384","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6384"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6387,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6384\/revisions\/6387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}