{"id":63815,"date":"2020-03-13T21:59:10","date_gmt":"2020-03-13T18:59:10","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63815"},"modified":"2020-03-13T23:56:51","modified_gmt":"2020-03-13T20:56:51","slug":"al-qaacidda-oo-bogaadiyay-heshiiskii-dhaxmaray-mareykanka-iyo-taliban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/al-qaacidda-oo-bogaadiyay-heshiiskii-dhaxmaray-mareykanka-iyo-taliban\/","title":{"rendered":"Al-Qaacidda Oo Bogaadisay Heshiiskii Dhaxmaray Mareykanka Iyo Taliban."},"content":{"rendered":"<p>Bayaan kasoo baxay hoggaanka guud ee Urur weynaha Al Qaacidda ayaa lagu bogaadiyay heshiis dhowaan magaalada Dooxa ee dalka Qadar ay ku saxiixdeen\u00a0 Afghanistan iyo dowladda Mareykanka.<\/p>\n<div><\/div>\n<div>\n<p>Mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa bayaan sedax Page ka kooban si qota dheer uga hadlay nuxurka heshiiskii dhaxmaray Taliban iyo Mareykanka, bayaanka oo ciwaan looga dhigay {\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0627 \u0641\u064e\u062a\u064e\u062d\u0652\u0646\u064e\u0627 \u0644\u064e\u0643\u064e \u0641\u064e\u062a\u0652\u062d\u064b\u0627 \u0645\u064f\u0651\u0628\u0650\u064a\u0646\u064b\u0627}\u00a0ayaa ugu horrayn imaarada Islaamiga ah iyo shacabka muslimka Afghanistan ugu hambalyeeyay guusha weyn oo ay ka gaareen jihaadka ay kula jiraan Mareykanka iyo xulufadiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p>Al Qaacidda waxay ugu baaqday muslimiinta caalamka in ay taageero isla barbartaagaan Imaarada Islaamiga Afghanistan (Taliban) ayna kala shaqeeyaan sidii dib loogu yagleeli lahaa dowladdii Islaamiga aheyd ee cadowgu uu burburiyay sanaddii 2001, kolkaas oo duullaan saliibi ah lagu qaaday dalka Afghanistan.<\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p>Hoggaanka Al Qaacidda ayaa mujaahidiinta ka halgamaysa wadanka Afghanistan ugu baaqay in ay adkeeyaan heshiiskii Mareykanka lala galay waxaana looga digay in ay qaadaan wax walba oo burrin kara heshiskaas taariikhiga ah ee sanka dhulka loogu jiiday Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p>Al Qaacidda waxay sheegtay in qabweynidii Mareykanka ay ku hor burburtay caalamka markii uu horraantii bishaan Imaarada Islaamiga ah heshiis dhigaya bixitaan uu kula saxiiday magaalada Dooxa ee dalka Qadar.<\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p>Shacabka Afghanistan ayaa loogu baaqay in uu imaarada Islaamiga ah kala shaqeeyo dib udhiska wadanka iyo sidii bulshada gummeystuhu dhibaateeyay \u00a0horumar iyo barwaaqo loo gaarsiin lahaa.<\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p>Boggaadintan katimid Ururka Al Qaacidda ayaa imaanaysa iyadoo caalamka islaamka laga hadal hayo heshiiskii Dooxa ee dhigayay in ciidamada Mareykanka badankood ay isaga baxaan Afghanistan 135 maalmod gudahood taas bedelkeedna Taliban ay joojiso weerarada ka dhanka ah Mareykanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale heshiisku wuxuu dhigayaa in labada dhinac isdhaafsadaan dhammaan maxaabiista ay iska hayaan waxaana lago&#8217;aamiyay in 14 bilood gudahood ay ciidanka American-ka uga dhammaadaan waxanka Afghanistan oo ay 19 sanadood ka hor ku duuleen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" title=\"\" src=\"https:\/\/somalimemo.net\/uploads\/editor\/wararka\/AQ1.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" title=\"\" src=\"https:\/\/somalimemo.net\/uploads\/editor\/wararka\/AQ2.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" title=\"\" src=\"https:\/\/somalimemo.net\/uploads\/editor\/wararka\/AQ3.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<\/div>\n<div style=\"text-align: center;\">\n<div class=\"td-post-content tagdiv-type\">\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bayaan kasoo baxay hoggaanka guud ee Urur weynaha Al Qaacidda ayaa lagu bogaadiyay heshiis dhowaan magaalada Dooxa ee dalka Qadar ay ku saxiixdeen\u00a0 Afghanistan iyo dowladda Mareykanka. Mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa bayaan sedax Page ka kooban si qota dheer uga hadlay nuxurka heshiiskii dhaxmaray Taliban iyo Mareykanka, bayaanka oo ciwaan looga dhigay {\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0627 \u0641\u064e\u062a\u064e\u062d\u0652\u0646\u064e\u0627 \u0644\u064e\u0643\u064e [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63815","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63815"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63820,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63815\/revisions\/63820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}