{"id":63660,"date":"2020-03-09T20:42:32","date_gmt":"2020-03-09T17:42:32","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63660"},"modified":"2020-03-11T02:45:13","modified_gmt":"2020-03-10T23:45:13","slug":"wadamada-saaxibada-la-ah-somalia-oo-si-wada-jir-ah-war-saxaafadeed-uga-soo-saaray-xaalada-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/wadamada-saaxibada-la-ah-somalia-oo-si-wada-jir-ah-war-saxaafadeed-uga-soo-saaray-xaalada-gedo\/","title":{"rendered":"Midawga Yurub oo Somaaliland Ka Caawin Doona Arrimaha Garsoorka iyo Ciidanka Booliska."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo wakiiladda Midowga Yurub iyo Sweden ayaa kala saxeexday mashruuc dib loogu habaynayo hay\u2019adaha garsoorka iyo Booliska.<\/p>\n<p>Mashruucan oo ku kacaya lacag ka badan Toddoba milyan oo dollar, ayaa lagu kala saxeexday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha, waxaana goob joog ka ahaa wasiirrada wasaaradaha caddaaladda, Dastuurka iyo xidhiidhka goleyaasha, qorsheynta qaranka, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, taliyayaasha ciidamada Booliska, Asluubta iyo Laanta socdaalka, guddoomiyaha hay\u2019adda xuquuqal Insaanka qaranka iyo qaar kamid ah hay\u2019adaha qaramada midoobay iyo kuwa midowga Yurub ee Somaliland kala shaqeeya arrimaha garsoorka iyo horumarinta shuruucda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirrada Midowga Yurub iyo dalka Sweden, ayaa sheegay inay sii wadayaan taageerada ay siiyaan Somaliland ee dhinacyada kala duwan leh, islamarkaana ay ku talinayaan inay sida ay tahay uga faa\u2019iidaysto mashruucan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin ayaa uga xog waramay sida amniga xooga u saareen, waxaanu tilmaamay in xuduudda Itoobiya la wadaagaan ay si wada jir ah uga wada shaqeeyaan ciidamada kala duwan ee labadda ah, waxaanu xusay in xuduudda Soomaaliya la wadaagaan aanay jirin cida ay kala shaqeeyaan, waxaanu tilmaamay in bilihii u dambeeyey kooxo argagixiso ah ay qabteen, taas oo sharciga la horgeeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo uu sheegay in ciidamada u tobabaran la dagaalanka argagixisada oo ay caawin jireen Inigiriisku ay ku eeg tahay bishan March 31-keeda, sidaas darteed waxa uu ka codsaday inay iyagu kaalintii Ingiriiska u buuxiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyn, waxay kala saxeexdeen midowga Yurub mashaariic lagu horumariyo bahda garsoorka iyo ciidanka, kuwaas oo ay maalgalin doonaan midowga Yurub.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo wakiiladda Midowga Yurub iyo Sweden ayaa kala saxeexday mashruuc dib loogu habaynayo hay\u2019adaha garsoorka iyo Booliska. Mashruucan oo ku kacaya lacag ka badan Toddoba milyan oo dollar, ayaa lagu kala saxeexday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha, waxaana goob joog ka ahaa wasiirrada wasaaradaha caddaaladda, Dastuurka iyo xidhiidhka goleyaasha, qorsheynta qaranka, xeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63660"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63716,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63660\/revisions\/63716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}