{"id":6364,"date":"2012-05-21T07:30:23","date_gmt":"2012-05-21T07:30:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6364"},"modified":"2012-05-21T07:30:23","modified_gmt":"2012-05-21T07:30:23","slug":"warar-kala-duwan-oo-ka-soo-baxaya-saraakiil-itoobiyaan-ah-iyo-guddoomiyaha-gobolka-bay-oo-u-ambabaxay-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/warar-kala-duwan-oo-ka-soo-baxaya-saraakiil-itoobiyaan-ah-iyo-guddoomiyaha-gobolka-bay-oo-u-ambabaxay-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Warar kala duwan oo ka soo baxaya saraakiil Itoobiyaan ah Iyo Guddoomiyaha gobolka Bay oo u ambabaxay dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii ay ka ambabexeen magaaladaasi wadi uu ka mid yahay Guddoomiyaha gobolka Bay ee dowlada KMG Soomaaliya C\/fitaax Ibraahim Geeseey iyo saraakiil Itoobiyaan ah, kuwaas oo ku sii jeeda dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Sida warku sheegayo wafdiga ka ambabaxay magaalada Baydhabo ayaa sababaha ay u aadeen dalka Itoobiya waxaa lagu sheegay inay ka qeybgalaan shir looga hadlayo ammaanka gobolada Soomaaliya gaar ahaan deegaanada ay gacanta ku hayaan ciidanka Itoobiya, iyo sidi ay ugu wareejin lahaayeen marka ay ka baxaan gobolada Bay iyo Bakool.<\/p>\n<p>Lama oga in shirka loogu yeeray Guddoomiyaha gobolka Bay ee dowlada KMG Soomaaliya ay ka qeybgalayaan xubno kale oo ka socda maamulada ka jira gobolada ay gacanta ku hayaan ciidamada Itoobiya, waxaase jiray in dhawaan loo qaaday dalka Itoobiya Sheekh Aadan Madoobe iyo Maxamed Ibraahim Xabsade oo labadooduba ka mid ah Xildhibaanada dowladda KMG, horayna u ahaan jiray hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Bay iyo bakool, waxayna wadahalo kula yeeshay magaalada Addis Ababa saraakiil Itoobiyaan ah, inkastoo aan la ogeyn waxyaabaha lagala hadlay.  <\/p>\n<p>Dhawaan ayeyd markii uu Guddoomiayaha gobolka Bay C\/fitaax Ibraahm Geeseey u sheegay in amaanka guud ee magaalada Baydhabo uu hagaagsanyahay, isla markaasna uu dhawaan dalka Itoobiya ka dhici doono kulan looga hadlayo ammaanka magaalada Baydhabo iyo kan guud ee gobolada Bay iyo Bakool.<\/p>\n<p>XAFIISKA WARARKA WARSOM.COM<br \/>\nMUQDISHO,SOOMAALIYA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii ay ka ambabexeen magaaladaasi wadi uu ka mid yahay Guddoomiyaha gobolka Bay ee dowlada KMG Soomaaliya C\/fitaax Ibraahim Geeseey iyo saraakiil Itoobiyaan ah, kuwaas oo ku sii jeeda dalka Itoobiya. Sida warku sheegayo wafdiga ka ambabaxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6364","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6364\/revisions\/6365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}