{"id":63581,"date":"2020-03-06T21:11:52","date_gmt":"2020-03-06T18:11:52","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63581"},"modified":"2020-03-06T23:00:53","modified_gmt":"2020-03-06T20:00:53","slug":"addis-ababa-oo-lagu-soo-gaban-gabeeyey-kulankii-aviation-africa-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/addis-ababa-oo-lagu-soo-gaban-gabeeyey-kulankii-aviation-africa-2020\/","title":{"rendered":"Addis-Ababa oo Lagu Soo Gaban Gabeeyey Kulankii Aviation Africa 2020."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyey kulan sannadle ah oo loogu magac daro AVIATION AFRICA 2020 badnaabana logu falanqeeyo horumarinta sharikadaha dayuuradaha ee qaaradda Afrika. Kulan oo la qabtay bishan March 4tii \u2013 ilaa 5tii ayaa waxaa looga dooday qadobo ay ka mid yihii sidii hoos loogu dhigi lahaa canshuurta la saaro sharikadaha dayaaradaha oo aad qaali u ah.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Maareeyaha sharikadda Ethiopian Airlines Tewolde Gebremariam oo kulankaas furay ayaa wuxuu halkaas ka sheegay sida loogu baahan yahay in madaxda dalalka Africa kaalmeeyaan sharikadaha dayuuradaha ayaga hoos u dhigaya cashuurta ay saaraan sharikadahaas. \u201cCanshuurta Sharikadaha dayuuradaha la saaro ayaa ka badan kuwa la saaro sigaarka, taasna waxay keeneysaa in candhuurtaas loo soo gudbiyo macaamiisha waana sababta ay tikidhada qaaradda Afrika qaali u yihiin\u201d ayuu yiri mudane\u00a0 Gebremariam<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Shidaalka dayuuraha oo qaali\u00a0ah marka la bar-bar dhigo\u00a0adduunyada intiisa kale ayaa sidoo kale sabab u ah dhibaatooyin haysta sharikadaha dayaarahad ee qaaradda Afrika.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale waxaa halkaas looga dooday sababaha keena in sharikado badan khadka ka baxaan sababo u badan maamul xumo iyo ku takri fal hantida sharikadda.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Cudurka Coronavirus oo kala xirxiray isu-socodkii dayaaradaha adduunka gaar ahaan qaaradda ASIA ayaa sababay in dhaqaale xoogan uu uga dhumayo sharikadaha dayuuradaha ee qaaradda Afrika. Hay&#8217;adda IATA ayaa ku qayaastay in dhaqaale gaaraya $113 Billion kaga lumidoonto guud ahaan\u00a0sharikadaha\u00a0ka ganacsado duulimaadka<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Kulan oo aad muhiim ugu ah dalka Soomaaliya oo la tacaalay sidii ay dib ugu soo nooley lahaayeen sharikaddii Somali Airline, ayaa waxaa kulanka uga qayb-galay Mareeyey ku-xeenka Sharikadda Somali Airline Caydaruus Kaahiye \u00a0iyo la taliyahay wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista kala taliya sidii loo soo celin lahaa sharikadda Somali Airline Axmed Climi Guure<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wasiiradda Gaadiidka ee dalka Itoobiya madam Dagmawit Moges ayaa sheegtay muhimadda ay u \u00a0leedahay in ay xiriir gaar ah sameystaan Sharikadaha dayuuraha qaaradda Afrika si ay uga faa\u2019ideystaan shacabka qaaradda Afrika oo lagu qayaasay in ka badan hal (1) Bilion oo qofood.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Magaalada Kigale ee Dalka Rwanda ayaa lagu balamay in uu sannadka soo socda lagu qabto kulanka 6aad ee AVIATION AFRICA2020.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyey kulan sannadle ah oo loogu magac daro AVIATION AFRICA 2020 badnaabana logu falanqeeyo horumarinta sharikadaha dayuuradaha ee qaaradda Afrika. Kulan oo la qabtay bishan March 4tii \u2013 ilaa 5tii ayaa waxaa looga dooday qadobo ay ka mid yihii sidii hoos loogu dhigi lahaa canshuurta la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-63581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63581"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63581\/revisions\/63593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}