{"id":63439,"date":"2020-03-01T21:23:11","date_gmt":"2020-03-01T18:23:11","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63439"},"modified":"2020-03-01T21:23:11","modified_gmt":"2020-03-01T18:23:11","slug":"guddi-isku-dhaf-oo-loo-xilsaaray-dhameystirka-sharciga-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/03\/guddi-isku-dhaf-oo-loo-xilsaaray-dhameystirka-sharciga-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Guddi Isku Dhaf Oo Loo Xilsaaray Dhameystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka dowladda\u00a0 Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Guddiga la Magacaabey oo ka kooban 17 Xubnood ayaa laga soo kala xulay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana ay ka Shaqeyn doonaan Qodobadaan soo socda.<\/p>\n<p>1:Xeerka Degaameynta Kuraasta<\/p>\n<p>2: Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka<\/p>\n<p>3: Xeerka Doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland)<\/p>\n<p>4: Xeerka Xaquuqda matalaada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa laga sugayaa inay wada shqeyn la yeeshaan Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka sidoo kale la tashi la sameeyeen cid kasta oo looga maari waayo tayeynta Xeerarkaan,sida Dowladda federaalka Soomaaliya, Dowlad goboleedyada,Daneeyayaasha Siyaasadda iyo Bulshada rayidka.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332665\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpg\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpg 703w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-278x380.jpg 278w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332666\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1.jpg\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1.jpg 703w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-278x380.jpg 278w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332667\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-1.jpg\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-1.jpg 703w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-1-278x380.jpg 278w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka dowladda\u00a0 Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka. Guddiga la Magacaabey oo ka kooban 17 Xubnood ayaa laga soo kala xulay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana ay ka Shaqeyn doonaan Qodobadaan soo socda. 1:Xeerka Degaameynta Kuraasta 2: Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka 3: Xeerka Doorashada Xildhibaannada labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63441,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63439\/revisions\/63441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}