{"id":63419,"date":"2020-02-29T11:35:28","date_gmt":"2020-02-29T08:35:28","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63419"},"modified":"2020-03-01T23:52:08","modified_gmt":"2020-03-01T20:52:08","slug":"puntland-dhaqan-uma-lihin-inaynu-cararno-ciddii-na-soo-hunguriyaysa-naga-liibaani-mayso-xaqiiqo-weeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/puntland-dhaqan-uma-lihin-inaynu-cararno-ciddii-na-soo-hunguriyaysa-naga-liibaani-mayso-xaqiiqo-weeye\/","title":{"rendered":"Puntland:- \u201cDhaqan Uma Lihin Inaynu Cararno, Ciddii Na Soo Hunguriyaysa Naga Liibaani Mayso Xaqiiqo Weeye,"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka ammniga Puntland C\/samad Gallan oo uu weheliyo Taliyaha ciidamada daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere ayaa maanta gaaray jiida hore ee degaanka Yube, halkaasi oo fadhiyaan ciidamada Puntland ee Gobolka Sanaag.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-332546\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Gallan-1.jpg\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Gallan-1.jpg 720w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Gallan-1-380x253.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Gallan-1-600x400.jpg 600w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Wasiirka amniga oo la kulmay taliyayaasha ciidamada , lana hadlay ciidamada waxaa uu digniin u diray maamulka Somaliland, isagoo sheegay in dulqaadkii ka dhammaaday Puntland, oo ay haatan diyaar u tahay inay gaadho xuduuda rasmiga ah ee Puntland iyo Somaliland<\/p>\n<p>\u201c\u201d Wax badan baanu wax xeerinay, wax badan baanu nabadgelyada ilaalinay, wax badan baanu niri xaalada qaboojiya oo dib u dhiga, balse waxaad moodaa inaysan marna waatoobaynin, waxaanu ballanqaadayn aa oo hortiina ka ballanqaadaynaa inay jawaab deg deg ah oo taariikhi ah inay kala kulmaan damaca iyo weerarka ay ku soo qaadeen Jiida aynu joogno\u201d ayuu yiri wasiirka amniga, wuxuuna sii raaciyay<\/p>\n<p>\u201c\u201d Waad ogtihiinoo difaaceena iyo degaankeena asalka ah waa ceerigaabo, waxaanu ka fekeraynay Ceerigaabo nabadgelyo ma lagu wada noolaan karaa sida Galkacayo Nabad loogu wada noolyahay, Marka inay gudaha innogu yimaadaan oo inna damaaciyaan iyagoo shabaab horgalo u ah\u201d ayuu yiri wasiir Gallan<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada Darwiishta Puntland Sareeya Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa dhinaciisa wuxuu sheegay in Somaliland ay weerar dandaansi oo gardaro ah ku soo qaaday Degaamadda Puntland, taliyuhu wuxuu boggaadiyay ciidamada difaaca ku jira<\/p>\n<p>\u201cDhaqan uma lihin inaynu cararno, ciddii na soo hunguriyaysa oo na soo doonata, naga liibaani mayso, liibaan naga qaadimayso, xaqiiqo weeye, waa na soo daandaansadeen, waana maageen bal dandaansi ninkii looga raayo, wixii hadda ka dambeeya annagu nabad baanu ku joognaye waxayn noqonaysaa waxay keeneen in aanu la fallanqayno\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Sanaag Cali Xuseen Somali, Duqa degmada Badhan Axmed Maxamed Timir iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Jiida hore ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada degaanka iyo ciidamada.<\/p>\n<p>Maalintii arbacadii ee toddobaadkan ayaa waxaa dagaal uu ku dhexmaray magaalada Hadaaftimo ciidamada Somaliland iyo Puntland, dagaalkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-facebook wp-block-embed is-type-video is-provider-facebook\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<div class=\"fb-video fb_iframe_widget fb_iframe_widget_fluid_desktop fb_iframe_widget_fluid\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/PuntlandStateTV\/videos\/181173123182899\/\" data-width=\"500\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"\" title=\"fb:video Facebook Social Plugin\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/v6.0\/plugins\/video.php?app_id=&amp;channel=https%3A%2F%2Fstaticxx.facebook.com%2Fconnect%2Fxd_arbiter.php%3Fversion%3D45%23cb%3Df3deb0e69d5baa8%26domain%3Dhorseedmedia.net%26origin%3Dhttps%253A%252F%252Fhorseedmedia.net%252Ffc3c8e49050d2c%26relation%3Dparent.parent&amp;container_width=324&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FPuntlandStateTV%2Fvideos%2F181173123182899%2F&amp;locale=en_US&amp;sdk=joey&amp;width=500\" name=\"f181553d385962c\" width=\"500px\" height=\"1000px\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/PuntlandStateTV\/videos\/181173123182899\/\" data-width=\"500\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka ammniga Puntland C\/samad Gallan oo uu weheliyo Taliyaha ciidamada daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere ayaa maanta gaaray jiida hore ee degaanka Yube, halkaasi oo fadhiyaan ciidamada Puntland ee Gobolka Sanaag. Wasiirka amniga oo la kulmay taliyayaasha ciidamada , lana hadlay ciidamada waxaa uu digniin u diray maamulka Somaliland, isagoo sheegay in dulqaadkii ka dhammaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63419"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63419\/revisions\/63455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}