{"id":63412,"date":"2020-02-28T20:09:26","date_gmt":"2020-02-28T17:09:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=63412"},"modified":"2020-03-01T23:55:58","modified_gmt":"2020-03-01T20:55:58","slug":"33-askari-oo-turkiga-looga-dilay-idlib-ankara-oo-hanjabaad-u-dirtay-eu-dasiiriya-iyo-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/02\/33-askari-oo-turkiga-looga-dilay-idlib-ankara-oo-hanjabaad-u-dirtay-eu-dasiiriya-iyo-ruushka\/","title":{"rendered":"33 askari Oo Turkiga Looga Dilay IDLIB &#038; Ankara Oo Hanjabaad U Dirtay EU-da,Siiriya Iyo Ruushka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Dowlada Turkiga ayaa xaqiijisay in 33 askari looga dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay habeenimadii Khamiista ciidamada dowlada Siiriya la beegsadeen gobalka Idlib ee waqooyi-bari wadanka Siiriya.<\/strong><\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><\/figure>\n<p>Ciidamada Siiriya oo ay wehliyaan kuwa Ruushka ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay xoojiyey weerarka ay ku hayaan goobaha ay ku sugan yihiin mucaaridka hubeysan oo gacanta ku haya inta badan gobalka Idlib, gobalkaasi ayey sidoo kale ku sugan yihiin ciidamada Turkida.<\/p>\n<p>Waa khasaarihii ugu weynaa oo ciidamada Turkiga kasoo gaaray dagaalka Siiriya tan iyo markii ay ciidamadaasi gudaha u galeen Siiriya sanadkii 2016.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa saaka oo Jimce ah shir deg deg ah isugu yeeray golaha Wasiirada iyo taliyayaasha ciidamada, waxayna Turkida sheegeen inay jawaab cad siin doonaan ciidamada Siiriya.<\/p>\n<p><strong>Turkiga oo fariin adag u diray EU-da<\/strong><\/p>\n<p>Dowlada Turkiga oo ka careysan in dalalka Midowga Yurub wax ka qaban waayeen xaalada dalka Siiriya ayaa ku hanjabtay in si deg deg ah loogu fasixi doono dhamaan qaxootiga hada ku sugan wadanka Turkiga inay u gudbaan dalalka Yurub.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah warbaahinta Turkida ayaa maanta baahiyey in booliiska iyo ciidamada badda Turkiga amar lagu siiyey inaysan joojin karin qaxootiga dhexmaraya wadanka Turkiga ee kusii jeeda wadamada Yurub.<\/p>\n<p>Isbaheysiga NATO oo uu dalka Turkiga ka tirsan yahay ayaa lagu wadaa inay maanta kulan deg deg ah ka yeeshaan xaalada kasoo cusboonaatay Siiriya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararkii ugu danbeeyey ee kasoo baxaya gobalka Idlib ayaa sheegaya in ciidamada Turkiga iyo xoogaga mucaaridka Siiriya oo is kaashanaya inay weerar ku qaadeen qaar kamid ah fariisimaha ciidamada Siiriya.<\/p>\n<p>Sidoo kale dowlada Turkiga ayaa laga yaabaa inay xirto wadada ay maraan Maraakiibta dagaalka Ruushka ee ka imaanaya bada madaw ee kusoo jeeda xeebaha dalka Siiriya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Turkiga ayaa xaqiijisay in 33 askari looga dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay habeenimadii Khamiista ciidamada dowlada Siiriya la beegsadeen gobalka Idlib ee waqooyi-bari wadanka Siiriya. Ciidamada Siiriya oo ay wehliyaan kuwa Ruushka ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay xoojiyey weerarka ay ku hayaan goobaha ay ku sugan yihiin mucaaridka hubeysan oo gacanta ku haya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":63413,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-63412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63412"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63458,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63412\/revisions\/63458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}